{"id":33902,"date":"2018-02-13T17:02:42","date_gmt":"2018-02-13T14:02:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=33902"},"modified":"2018-02-13T17:02:42","modified_gmt":"2018-02-13T14:02:42","slug":"qaramada-midoobey-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxay-golaha-amniga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2018\/02\/13\/qaramada-midoobey-oo-soo-dhaweeyey-goaanadii-kasoo-baxay-golaha-amniga-qaranka\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey oo Soo Dhaweeyey Go,aanadii Kasoo Baxay Golaha Amniga Qaranka"},"content":{"rendered":"

\"\"Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay go\u2019aannadii Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NSC) uu ku qaatay kulankii 6-10 Febraayo 2018.<\/p>\n

Golaha Amniga Qaranka (GAQ) wuxuu ka dooday arrimo asaasi ah sida mas\u2019uuliyadaha amniga, hanaanka doorashada, dib-u-eegista dastuurka iyo qeybsiga kheyraadka iyo dakhliga, oo uu ku jiro kalluumeysiga.<\/p>\n

Saaxiibadu waxay tallaabooyinkaas u aqoonsan yihiin inay yihiin tallaabooyin sax ah oo muhiim ah waxayna ku boorrinayaan madaxda dalka inay guda galaan hirgelinta tallaabooyinkaas, si dadka Soomaaliyeed ay uga fa\u2019iideystaan heshiisyadan.<\/p>\n

Saaxiibbadu waxay sidoo kale soo dhoweeyeen go\u2019aannada laga gaaray amniga waxayna isku raaceen in muhiimadda ugu weyn ay noqoto dadaallada lagu xisaabinayo tirada, lagu qiimeynayo oo dib loogu habaynayo ciidamada booliska ee Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah iyadoo lagu salaynayo hanaanka federaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay go\u2019aannadii Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NSC) uu ku qaatay kulankii 6-10 Febraayo 2018. Golaha Amniga Qaranka (GAQ) wuxuu ka dooday arrimo asaasi ah sida mas\u2019uuliyadaha amniga, hanaanka doorashada, dib-u-eegista dastuurka iyo qeybsiga kheyraadka iyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33883,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2018\/02\/madal.jpg?fit=678%2C381","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-8OO","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33902"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33903,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33902\/revisions\/33903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33883"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}