{"id":3384,"date":"2013-01-03T06:47:43","date_gmt":"2013-01-03T06:47:43","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3384"},"modified":"2013-01-03T06:47:43","modified_gmt":"2013-01-03T06:47:43","slug":"masuuliyiinta-alshabab-ee-gobolka-shableha-dhexe-oo-u-hanjabey-odayaal-ku-dhaqan-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/03\/masuuliyiinta-alshabab-ee-gobolka-shableha-dhexe-oo-u-hanjabey-odayaal-ku-dhaqan-gobolka\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Alshabab ee gobolka shabelaha Dhexe oo u hanjabey odayaal ku dhaqan Gobolka"},"content":{"rendered":"

\"alshabab\"<\/a>Gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa inuu u hanjabay Odayaal Dhaqameed ku sugan tuulada Masaajid Cali-guduud.<\/p>\n

Kabo-ku-tukade oo tuulada gaaray ayaa sheegay inuu daba jooga qori uu la goostay nin ka mid ahaa maleeshiyada Al-Shabaab oo uu sheegay inuu ka soo jeedo tuulada.<\/p>\n

Horjoogaha wuxuu ka dalbaday odayaasha tuulada inay dib u soo celiyaan qoriga, ama uu ka qaadi doono tallaabo haddii ay ku guul-darreystaan inay si deg-deg ah ku soo celiyaan qoriga.<\/p>\n

Qaar ka mid ah odayaasha loo hanjabay ayaa sheegay inaanay ka war qabin qoriga maqan, isla markaana aaney fulin karin dalabka horjoogaha ee la xiriira soo celinta qoriga uu Kabo-ku-tukade sheegay in lala baxsaday.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa inuu u hanjabay Odayaal Dhaqameed ku sugan tuulada Masaajid Cali-guduud. Kabo-ku-tukade oo tuulada gaaray ayaa sheegay inuu daba jooga qori uu la goostay nin ka mid ahaa maleeshiyada Al-Shabaab oo uu sheegay inuu ka soo jeedo tuulada. Horjoogaha wuxuu ka dalbaday odayaasha tuulada inay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-SA","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3384"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3384"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3384\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}