{"id":3360,"date":"2013-01-02T08:44:49","date_gmt":"2013-01-02T08:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3360"},"modified":"2013-01-02T08:44:49","modified_gmt":"2013-01-02T08:44:49","slug":"duqa-magalada-muqdisho-oo-ka-codsadey-somalida-in-laga-qeyb-qaato-dhismaha-tiyaatarka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2013\/01\/02\/duqa-magalada-muqdisho-oo-ka-codsadey-somalida-in-laga-qeyb-qaato-dhismaha-tiyaatarka\/","title":{"rendered":"Duqa magalada Muqdisho oo ka codsadey Somalida in laga qeyb qaato dhismaha Tiyaatarka"},"content":{"rendered":"

\"tarsan\"<\/a>Ganacsatada ku sugan magaalada Muqdisho iyo Soomaalida ku nool qurbaha ayaa laga codsaday inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska tiyaatarka qaranka.<\/p>\n

Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay inuu tiyaatarku ka mid yahay xarumaha muhiimka ah ee dadweynaha ee sida ba\u2019an ugu waxyeelloobay dagaalladii 20-kii sano ee la soo dhaafay ka dhacay dalka.<\/p>\n

Wuxuu sheegay in looga baahan yahay bulshada qeybaheeda kala duwan inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska xarumaha muhiimka ah ee dalka.<\/p>\n

Golaha Murtida iyo Madaddaallada qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa dib loo furay bishii March ee sanadkii la soo dhaafay kaddib 21 sano oo uu xirnaa.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ganacsatada ku sugan magaalada Muqdisho iyo Soomaalida ku nool qurbaha ayaa laga codsaday inay ka qeyb-qaataan dib u dhiska tiyaatarka qaranka. Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa sheegay inuu tiyaatarku ka mid yahay xarumaha muhiimka ah ee dadweynaha ee sida ba\u2019an ugu waxyeelloobay dagaalladii 20-kii sano ee la soo dhaafay ka dhacay dalka. Wuxuu sheegay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-Sc","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3360"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3360"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3360\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}