{"id":33460,"date":"2018-01-06T17:13:44","date_gmt":"2018-01-06T14:13:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.daafeet.com\/?p=33460"},"modified":"2018-01-06T17:13:44","modified_gmt":"2018-01-06T14:13:44","slug":"ciidamada-dalka-kenya-oo-howlgalo-ka-bilaabey-xadka-u-dhexeeya-somaliya-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2018\/01\/06\/ciidamada-dalka-kenya-oo-howlgalo-ka-bilaabey-xadka-u-dhexeeya-somaliya-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dalka Kenya oo Howlgalo Ka Bilaabey Xadka u Dhexeeya Somaliya iyo Kenya"},"content":{"rendered":"

\"\"Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa howlgallo ka wadda Xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo oo ah labo degmo oo isa saaran.<\/p>\n

Saraakiisha ciidamada Booliska Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan uu socon doono, islamarkaana lagu xaqiijinaayo Ammaanka degmada Mandera.<\/p>\n

Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ka cabsi qabto in ay kasoo gudbaan Xadka degmada Beled-Xaawo.<\/p>\n

Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka degmada Mandera ayaa in ay heleen Xoggo ku saabsan in Al-Shabaab ay ka qorsheynaayaan Weeraro ka dhan ah degmada Mandera.<\/p>\n

Shacabka degmada Baled-Xaawo ayaa inta badan cabasho ka muujinaayay howlgallada ay dowladda Kenya ka waddo Xadka labada Degmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa howlgallo ka wadda Xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo oo ah labo degmo oo isa saaran. Saraakiisha ciidamada Booliska Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan uu socon doono, islamarkaana lagu xaqiijinaayo Ammaanka degmada Mandera. Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay ka cabsi qabto […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":558,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2012\/09\/Kenyan_Army_in_Somalia-e1563205080176.jpg?fit=540%2C345","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-8HG","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33461,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460\/revisions\/33461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/558"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}