{"id":3234,"date":"2012-12-27T07:33:32","date_gmt":"2012-12-27T07:33:32","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=3234"},"modified":"2012-12-27T07:33:32","modified_gmt":"2012-12-27T07:33:32","slug":"taliyaha-nabad-sugida-oo-ka-hadley-howlgalo-xaley-laga-qabtey-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2012\/12\/27\/taliyaha-nabad-sugida-oo-ka-hadley-howlgalo-xaley-laga-qabtey-magalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Taliyaha nabad sugida oo ka hadley howlgalo xaley laga sameeyey Magalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"

\"Khaliif-Ereg\"<\/a>Howlgallo xalay ilaa iyo saaka ciidanka nabad-sugidda iyo kuwa booliska ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ey kusoo qabqabteen in ka badan 16 qof ayaa lagu xiray .<\/p>\n

Taliyaha ciidanka nabad-sugidda Khaliif Axmed Ereg ayaa warbaahinta u sheegay in howlgallada ay ka dhaceen degmooyinka Xamar-weyne, Waaberi, Hodan iyo Dharkeynley lagu xiray dad lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen falal ammaan darro ah oo degmooyinkaasi dhacay.<\/p>\n

Qaar ka mid ah dadka la xiray ayaa lagu eedeeyay in la qabtay ayagoo isbaarooyin dhigan raba qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.<\/p>\n

Ereg wuxuu kaloo sheegay in howgallada lagu soo qabtay lix qori oo AK-47 ah, labo bastooladood iyo labo baabuur oo ay wateen kooxo uu sheegay inay isbaarooyin dhigtaan.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Howlgallo xalay ilaa iyo saaka ciidanka nabad-sugidda iyo kuwa booliska ay ka sameeyeen qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ey kusoo qabqabteen in ka badan 16 qof ayaa lagu xiray . Taliyaha ciidanka nabad-sugidda Khaliif Axmed Ereg ayaa warbaahinta u sheegay in howlgallada ay ka dhaceen degmooyinka Xamar-weyne, Waaberi, Hodan iyo Dharkeynley lagu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-Qa","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3234"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3234"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3234\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}