{"id":31119,"date":"2017-05-10T12:02:04","date_gmt":"2017-05-10T12:02:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.net\/?p=31119"},"modified":"2017-05-10T12:02:04","modified_gmt":"2017-05-10T12:02:04","slug":"nabadoon-maanta-lagu-diley-degmada-waaberi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2017\/05\/10\/nabadoon-maanta-lagu-diley-degmada-waaberi\/","title":{"rendered":"Nabadoon Maanta Lagu Diley Degmada Waaberi"},"content":{"rendered":"

\"\"Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen.<\/p>\n

Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n

Maxamed Ugaas C\/qaadir oo ah wiilka marxuumka geeryooday ayaa sheegay in wiilal dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay madaxa ka toogteen Aabihiis xilli uu ku sugnaa meel u dhow buundada Ansalooti dhanka degmadda Waabari.<\/p>\n

Ciidanka dowladda oo soo gaaray goobta dilka uu ka dhacay ayaa bilaabay howlgallo balse uma suuragelin in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii dilka geystay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen. Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay. Maxamed Ugaas C\/qaadir oo ah wiilka marxuumka geeryooday ayaa sheegay in wiilal dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay madaxa ka toogteen Aabihiis […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":1413,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2012\/10\/dil.jpg?fit=238%2C176","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-85V","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31119"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31120,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31119\/revisions\/31120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1413"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}