{"id":31046,"date":"2014-12-30T14:32:38","date_gmt":"2014-12-30T14:32:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.daafeet.net\/?p=31046"},"modified":"2017-05-07T03:37:42","modified_gmt":"2017-05-07T03:37:42","slug":"dowladda-soomaliya-oo-beenisay-in-horjooge-ka-tirsan-al-shabaab-ay-ku-wareejiyeen-dowlad-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2014\/12\/30\/dowladda-soomaliya-oo-beenisay-in-horjooge-ka-tirsan-al-shabaab-ay-ku-wareejiyeen-dowlad-kale\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaliya oo beenisay in horjooge ka tirsan Al-Shabaab ay ku wareejiyeen dowlad kale."},"content":{"rendered":"

\"\"Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegaya in horjooge Zakariye Axmed Ismaaciil Xirsi oo Sabtidii ciidanka dowladda federaalka ay ku qabteen howgal ay ka sameeyeen magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gedo uu u gacan galay dowlad kale.
\nWararka ayaa sheegaya in Zakariye uu kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka sirdoonka.<\/p>\n

War qoraal ah oo maanta kasoo baxay hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Zakariye Axmed uu kujiro gacanta dowladda, gaar ahaan hay\u2019adda nabad sugidda.<\/p>\n

Warka qoraalka ah ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhawaan soo saari doonto warbixin dheeraad ah oo la xiriirta horjooge Zakariye Axmed.<\/p>\n

Zakariye Axmed, wuxuu watay bastoolad markii ciidanka dowladdu ay soo qabanayeen, balse ma uusan sameyn wax iska caabin ah.<\/p>\n

Bishii June 2012, Mareykanka ayaa abaal-marin dhan saddex milyan oo doollar dul-dhigay madaxa Sakariya, oo lagu tilmaamay inuu ahaa gacanyare aad ugu dhow hoggaamiyihii hore ee Al-Shabaab, Axmed Cabdi Godane.<\/p>\n

Madaxda dowladda ayaa ballan qaaday inay sii wadi doonaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab inta laga saarayo guud ahaan dalka.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Wariye Cumar Xasan Khayre
\nWariyaha daafeet.com ee Muqdisho<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Masuuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa beeniyay warar sheegaya in horjooge Zakariye Axmed Ismaaciil Xirsi oo Sabtidii ciidanka dowladda federaalka ay ku qabteen howgal ay ka sameeyeen magaalada Ceel-waaq ee gobolka Gedo uu u gacan galay dowlad kale. Wararka ayaa sheegaya in Zakariye uu kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka sirdoonka. War qoraal ah oo maanta kasoo baxay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17642,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/astaanta-somalia.jpg?fit=257%2C196","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-84K","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31046"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":31047,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31046\/revisions\/31047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/17642"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}