{"id":28025,"date":"2016-10-24T11:11:45","date_gmt":"2016-10-24T11:11:45","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=28025"},"modified":"2016-10-24T11:11:45","modified_gmt":"2016-10-24T11:11:45","slug":"magaalada-gaalkacyo-oo-maanta-dagaal-dib-uga-bilowdey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/24\/magaalada-gaalkacyo-oo-maanta-dagaal-dib-uga-bilowdey\/","title":{"rendered":"Magaalada Gaalkacyo oo Maanta Dagaal Dib uga Bilowdey"},"content":{"rendered":"

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada.<\/p>\n

Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n

Dhanka kale, Waxaa jira baaqyo ay jeedinayaan wax-garadka labada maamul kuwaas oo lagu dalbanayo in colaadda Gaalkacyo lagu joojiyo, balse weli uma muuqdo dagaalka mid joogsanaya.<\/p>\n

Maamulka Galmudug ayaa dhankooda baaq ay soo saareen dadkii ku barakacay Colaadaha Gaalkacyo, iyagoo Dowladda Federaalka iyo Hay\u2019adaha Gargaarka ka Dalbaday inay Gar-gaar lasoo gaaraan shacabkii ku barakacay colaadda Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada. Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo. Dhanka kale, Waxaa jira baaqyo ay jeedinayaan wax-garadka labada maamul […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7i1","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28025"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28025"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28025\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28025"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28025"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28025"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}