{"id":28000,"date":"2016-10-22T12:31:56","date_gmt":"2016-10-22T12:31:56","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=28000"},"modified":"2016-11-25T19:53:29","modified_gmt":"2016-11-25T19:53:29","slug":"daawo-ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-kasoo-horjeestey-maamul-goboleedka-cusub-ee-hir-shabeele","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/22\/daawo-ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-kasoo-horjeestey-maamul-goboleedka-cusub-ee-hir-shabeele\/","title":{"rendered":"Daawo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Kasoo Horjeestey Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeele"},"content":{"rendered":"

\"ugaas-xasn\"Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne.<\/p>\n

Ugaas Xassan yaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhexe. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ugaasku sheegay inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo.<\/p>\n

Wuxuu ugaasku sheegay inuusan Jowhar tagi doonin asagoo intaa ku daray in horayna uu arinkaa u caddeeyay.<\/p>\n