{"id":27993,"date":"2016-10-21T11:47:21","date_gmt":"2016-10-21T11:47:21","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27993"},"modified":"2016-10-21T11:47:21","modified_gmt":"2016-10-21T11:47:21","slug":"gudiga-doorashooyinka-dadban-oo-soo-saarey-warsaxaafadeed-uu-ugu-hambalyeynayo-maamul-goboleedyadii-soo-gudbiyey-xubnaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/21\/gudiga-doorashooyinka-dadban-oo-soo-saarey-warsaxaafadeed-uu-ugu-hambalyeynayo-maamul-goboleedyadii-soo-gudbiyey-xubnaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Gudiga Doorashooyinka Dadban oo soo Saarey Warsaxaafadeed uu ugu Hambalyeynayo Maamul Goboleedyadii Soo Gudbiyey Xubnaha Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan.<\/p>\n

Guddigu sidaas oo kale wuxuu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedka Jubbaland oo ku gulaysatay in ay doorato xubnihii u matali lahaa aqalka sare.<\/p>\n

Guddigu waxaa uu soo dhaweynayaa dhismaha dowlad goboleedka HirShabeelle waxaana uu ugu baaqayaa in ay soo dedejiyaan magacaabista musharraxiinta u tartamaya aqalka sare iyagoo dhowraya guud ahaan shuruudaha ay madashu u dajisay magacaabista musharraxiinta aqalka sare sida in 30% kuraasta aqalka sare ay haweenka si gaar ah ay ugu tartamaan.<\/p>\n

Guddigu waxaa uu hoosta ka xariiqayaa in afar (4) dowlad goboleed oo kala ah: Gal-Mudug, Jubaland, Koofur Galbeed iyo Puntland in ay soo dhameystireen doorashadii xubnihii u matali lahaa aqalka sare, taas oo ka dhigeysa xildhibaanada aqalka sare ee ilaa hada la soo doortay 35 xildhibaan oo u dhiganta 65% ee tirada guud ee xubnaha aqalka sare oo ah 54.<\/p>\n

DHamaad
\nGuddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii u matalayey aqalka sare wuxuuna guddigu ugu hambalyeynayaa sida ay ugu dadaleen in ay qondada haweenkana soo buxiyaan. Guddigu sidaas oo kale wuxuu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedka Jubbaland oo ku gulaysatay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7hv","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27993"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27993"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27993\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}