{"id":27979,"date":"2016-10-20T17:45:59","date_gmt":"2016-10-20T17:45:59","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27979"},"modified":"2016-10-20T17:45:59","modified_gmt":"2016-10-20T17:45:59","slug":"madaxweynaha-maamul-goboleedka-hir-shabeele-oo-gaarey-magalada-baledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/20\/madaxweynaha-maamul-goboleedka-hir-shabeele-oo-gaarey-magalada-baledweyne\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir Shabeele oo Gaarey Magalada baledweyne"},"content":{"rendered":"

Waxaa goor dhaweyd inaga soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu gaarey Wafdi ballaaran oo uu Hor-kacayo madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Cali C\/llaahi Cosoble.<\/p>\n

Wafdiga Madaxweynaha Hir-shabeele, Waxaa ka mid Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed], Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoono, xildhibaan Samiiro Xssan C\/lle, xildhibaan C\/qaadir Sheekh Xanafi xildhibaan Nuur Iidow Beyle.<\/p>\n

Sidoo kale, Wafdigan Waxaa Qaybka ka ahaa Dr. Maxamed Cabdi Waare oo ah musharixii xilka kula Tartamay Madaxweynaha Hir-shabeelle, C\/llaahi Maxamed Cali [Sanbaloolshe], taliyihii hore ee ciidamada Jabuuti ee gobolka Hiiraan Col. Cismaan Dubad.<\/p>\n

Wafdiga ayaa ku sugan Xarunta Maamulka Hiiraan, Waxaana la filayaa kulan gaar ah ay kula Qaataan Beledweyne, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo si weyn uga soo hor-jeeda Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Waxaa goor dhaweyd inaga soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu gaarey Wafdi ballaaran oo uu Hor-kacayo madaxweynaha maamul goboleedka Hir-shabeelle Cali C\/llaahi Cosoble. Wafdiga Madaxweynaha Hir-shabeele, Waxaa ka mid Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed], Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoono, xildhibaan Samiiro Xssan C\/lle, xildhibaan C\/qaadir […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7hh","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27979"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27979"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27979\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}