{"id":27744,"date":"2016-10-01T15:09:47","date_gmt":"2016-10-01T15:09:47","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27744"},"modified":"2016-10-01T15:09:47","modified_gmt":"2016-10-01T15:09:47","slug":"daawo-raysulwasaare-ku-xigeenka-xukuumada-federaalka-oo-maanta-gaarey-magalada-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/01\/daawo-raysulwasaare-ku-xigeenka-xukuumada-federaalka-oo-maanta-gaarey-magalada-baladweyne\/","title":{"rendered":"Daawo Raysulwasaare Ku Xigeenka Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Baladweyne"},"content":{"rendered":"

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beledweyne.<\/p>\n

Wafdiga Ra’iisal wasaare ku xigeenka, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo, iyadoo intaa kaddibna loo soo galbiyay xarunta maamulka magaalada Beledweyne.<\/p>\n