{"id":27742,"date":"2016-10-01T15:05:02","date_gmt":"2016-10-01T15:05:02","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27742"},"modified":"2016-10-01T15:05:02","modified_gmt":"2016-10-01T15:05:02","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-goor-dhaweyd-ka-dhacay-maqaaxi-ku-taala-agagaarka-tiyaatarka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/10\/01\/war-deg-deg-ah-qarax-goor-dhaweyd-ka-dhacay-maqaaxi-ku-taala-agagaarka-tiyaatarka\/","title":{"rendered":"War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Maqaaxi Ku Taala Agagaarka Tiyaatarka"},"content":{"rendered":"

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo ku dhaw Tiyaatarka Muqdisho, halkaasoo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga uu dhacayya qaraxa.<\/p>\n

Sidoo kale, Gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa halkaas gaaray, kuwaas oo ka qaadyay dhaawacyo sida ay sheegeen Goob-joogayaal ku sugnaa meel Maqaayadda Qarax lala beegsaday ku dhaw.<\/p>\n

Qaraxaan, ayaa imaanaya xilli dhawaanahan uu amaanka Muqdisho ahaa mid Wanaagsan, iyadoo aysan weli jirin cid sheegatay inay weerarkan mas\u2019uul ka tahay, inkastoo qaraxyada noocan oo kale ah ay sheegato Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax gaari oo goor-dhaw lala beegsaday maqaayad lagu Magacaabo Blue Sky oo ku dhaw Tiyaatarka Muqdisho, halkaasoo ay ku sugnaayeen dad badan xilliga uu dhacayya qaraxa. Sidoo kale, Gaadiidka gurmadka deg-degga ah ayaa halkaas gaaray, kuwaas oo ka qaadyay dhaawacyo sida ay sheegeen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22809,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/breaking-n.jpg?fit=300%2C219","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7ds","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27742"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27742"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27742\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}