{"id":27702,"date":"2016-09-28T00:02:16","date_gmt":"2016-09-28T00:02:16","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27702"},"modified":"2016-09-28T00:02:16","modified_gmt":"2016-09-28T00:02:16","slug":"ergayga-qm-u-qaabilsan-soomaaliya-danjire-micheal-keating-oo-golaha-ammaanka-uga-warbixiyay-xaaladaha-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/09\/28\/ergayga-qm-u-qaabilsan-soomaaliya-danjire-micheal-keating-oo-golaha-ammaanka-uga-warbixiyay-xaaladaha-somaliya\/","title":{"rendered":"Ergayga QM u Qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating oo Golaha Ammaanka uga Warbixiyay Xaaladaha Somaliya"},"content":{"rendered":"

Ergayga QM u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Micheal Keating ayaa golaha ammaanka uga Warbixiyay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhacii doorashooyinkii la filayay in bishan iyo tan soo socota ka dhacaan Soomaaliya.<\/p>\n

Danjire Keating ayaa si gaar ah uga hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii dalka ee la filayay inay sannadkan dhacaan, isagoo xusay inay jiraan caqabado wali hor-taagan hanaanka doorashooyinka Soomaaliya ee sannadkan 2016-ka.<\/p>\n

Sidoo kale, Ergayga ayaa sheegay in dib u dhacan cusub aanu keenin fursad lagu marin habaabiyo hannaanka doorashooyinka ama siyaasiyiinta Qas-wadayaasha ay ku carqaladeynayaan doorashooyinka.<\/p>\n

Ergayga ayaa intaas ku daray in loo baahan yahay in doorashooyinka 2016-ka ee Somalia si cadaalad oo hufan loo qabto, isla markaana laga dhigo mid uu qof walba kasoo qayb-galo. Isagoo qiray inay jiraan Caqabado Sharciga ah, maadaama Dowladda Somalia ee hadda jirta waqtigeedii uu dhamaaday, gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh oo sida Dastuurka dhigayo xilligiisii uu ku ekaa 10-kii bishan September.<\/p>\n

Dhanka kale, Keating ayaa xusay in diyaar-garowga doorashooyinka intooda badan la dhameystiray, dhawaanna ay billaaban doonaan Diiwaan-gelinta 14-kun oo ergo iyo murashaxiinta u taagan xildhibaanimada oo boqolaal qofood gaaraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ergayga QM u Qaabilsan Soomaaliya, Danjire Micheal Keating ayaa golaha ammaanka uga Warbixiyay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhacii doorashooyinkii la filayay in bishan iyo tan soo socota ka dhacaan Soomaaliya. Danjire Keating ayaa si gaar ah uga hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii dalka ee la filayay inay sannadkan dhacaan, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24608,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/Michael-Keating.jpg?fit=262%2C309","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7cO","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27702"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27702"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27702\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}