{"id":27694,"date":"2016-09-27T13:05:59","date_gmt":"2016-09-27T13:05:59","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27694"},"modified":"2016-09-27T13:05:59","modified_gmt":"2016-09-27T13:05:59","slug":"xuukumada-oo-ka-hortimid-hadal-shaley-kasoo-yeerey-gudiga-doorashooyinka-dadban","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/09\/27\/xuukumada-oo-ka-hortimid-hadal-shaley-kasoo-yeerey-gudiga-doorashooyinka-dadban\/","title":{"rendered":"Xuukumada oo Ka Hortimid Hadal Shaley Kasoo Yeerey Gudiga Doorashooyinka Dadban"},"content":{"rendered":"

Ra\u2019iisul Wasaaraha Fukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go\u2019aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay tahay mid u taalla Dowladda Federaalka.<\/p>\n

Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Guddiga Doorashooyinka Dadban looga bahan yahay in ay wadatashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2-da Gobol Odayaasha 135-ka, kadibna dib ugu soo celiyaan Dowladda Federaalka natiijada ka soo baxda.<\/p>\n

Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku booriyey Guddiga Doorashooyinka in ay wada tashi la yeshaan dhammaan Odayaasha Dhaqanka ee ugu jira Gobolada Hiiran iyo Shabeelaha Dhexe, uguna tagaan goob kasta oo ay jogaan.<\/p>\n

Shalay ayay aheyd kolkii Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dalka ay sheegeen Xlidhibaanada ka imaanaya Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe in lagu soo dooran doono Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ra\u2019iisul Wasaaraha Fukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go\u2019aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay tahay mid u taalla Dowladda Federaalka. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale tilmaamay in Guddiga Doorashooyinka Dadban looga bahan yahay in ay wadatashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2-da Gobol […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24241,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/cumar.jpg?fit=660%2C440","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7cG","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27694"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27694"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27694\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24241"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}