{"id":27676,"date":"2016-09-25T12:59:27","date_gmt":"2016-09-25T12:59:27","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27676"},"modified":"2016-09-25T12:59:27","modified_gmt":"2016-09-25T12:59:27","slug":"wasiirka-arimada-dibada-dowlada-federaalka-somaliya-oo-shaley-khudbad-ka-jeediyey-shirka-guud-ee-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/09\/25\/wasiirka-arimada-dibada-dowlada-federaalka-somaliya-oo-shaley-khudbad-ka-jeediyey-shirka-guud-ee-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arimada Dibada Dowlada Federaalka Somaliya oo Shaley Khudbad Ka Jeediyey Shirka Guud ee Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"

Wasiirka arimaha dibada Somalia, C\/salaan Hadliye Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayo Xaaladda Somalia ka jeediyay Shirka Guud ee QM ee ka socda Xarunta QM ee New York.<\/p>\n

C\/salaan Hadliye, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay ku jirto Xaaladda Somalia, wuxuuna xusay in dalalka caalamka looga baahan yahay inay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka taageeraan sidii Al-shabaab Deegaannada ay weli ka taliso looga saari lahaa.<\/p>\n

Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa xusay in caalamka looga baahan yahay inay u midoobaan la-dagaalanka Al-shabaab, isagoo xusay in Dowladda Somalia ay ka go\u2019an tahay in ay Al-shabaab diiradda saarto, iyadoo kaashanaysa ciidanka Midowga Afrika ka socda ee AMISOM.<\/p>\n

Wasiir Hadliye, ayaa khudbaddiisa kaga hadlay horumarka ka jira Somalia, isagoo xuay in dalku markaan u baahan yahay maal-gashi Caalami ah si uu uga soo kabto dhaqaalo-yarida jirta.<\/p>\n

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay Doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka dhawaan wuxuuna xusay inay Dowladda Federaalka ka go\u2019an tahay in doorashadan ay noqoto mid ka madax-bannaan musuq-maasuq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wasiirka arimaha dibada Somalia, C\/salaan Hadliye Cumar, ayaa khudbad uu kaga hadlayo Xaaladda Somalia ka jeediyay Shirka Guud ee QM ee ka socda Xarunta QM ee New York. C\/salaan Hadliye, ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay ku jirto Xaaladda Somalia, wuxuuna xusay in dalalka caalamka looga baahan yahay inay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27677,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/hadliye.jpg?fit=660%2C440","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7co","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27676"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27676"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27676\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27677"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}