{"id":27585,"date":"2016-09-20T11:02:04","date_gmt":"2016-09-20T11:02:04","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27585"},"modified":"2016-09-20T11:02:04","modified_gmt":"2016-09-20T11:02:04","slug":"afhayeenka-alshabab-oo-kaga-digey-shacabka-somaliyeed-iney-ka-qeyb-qaataan-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/09\/20\/afhayeenka-alshabab-oo-kaga-digey-shacabka-somaliyeed-iney-ka-qeyb-qaataan-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Afhayeenka Alshabab oo Kaga Digey Shacabka Somaliyeed Iney Ka Qeyb Qaataan Doorashooyinka"},"content":{"rendered":"

Ururka Al-Shabaab ayaa digniin adag ka soo saartay doorashada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaban-qaabinayso magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka.<\/p>\n

Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo wareysi siiyey warbaahinta kooxdaas taageerta ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka Dadban iyo go\u2019aanka uga degsan kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n

Afhayeenka ayaa ugu baaqay odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka inaysan noqon jaranjaro lagu fuulo meesha la rabo ka dibna la iska tuuro sidii buu yiri horay u dhacday xilligii ay gabegabada maraysay dowladdii uu madaxda ka ahaa Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n

Afhayeenka ayaa ka hadlay nidaamka Federaalka oo uu sheegay inuu yahay qorshe ujeedka laga leeyahay ay tahay kala qeybinta shacabka Soomaaliyeed, isagoo tusaale u soo qaatay in dowladaha Itoobiya iyo Kenya ay sii kala geeyeen maamuladii ay iyagu dhiseen, kuwaasoo uu xusay in looga taliyo Addis Ababa iyo Nairobi.<\/p>\n

Sheekh Cali Dheere ayaa ciidamada Xarakada Al Shabaab ku booriyay in ay weeraro ku qaadaan goobaha lagu qabanayo doorashooyinka dadban ee Dowladda Federaalka wado isla markaana ay beegsadaan kuwa qaban-qaabinaya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ururka Al-Shabaab ayaa digniin adag ka soo saartay doorashada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaban-qaabinayso magaalada Muqdisho iyo qeybaha kale ee dalka. Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo wareysi siiyey warbaahinta kooxdaas taageerta ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka Dadban iyo go\u2019aanka uga degsan kooxda Al-Shabaab. Afhayeenka ayaa ugu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25836,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Cali-Dheere-1.jpg?fit=500%2C281","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-7aV","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27585"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27585"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27585\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25836"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}