{"id":27476,"date":"2016-09-11T18:36:42","date_gmt":"2016-09-11T18:36:42","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27476"},"modified":"2016-09-11T18:36:42","modified_gmt":"2016-09-11T18:36:42","slug":"daawo-drs-zubeyda-maxmed-malaaq-mukhtaar-oo-shaacisay-in-ay-tahay-musharax-u-taagan-xildhibaanimada-bfs-ee-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/09\/11\/daawo-drs-zubeyda-maxmed-malaaq-mukhtaar-oo-shaacisay-in-ay-tahay-musharax-u-taagan-xildhibaanimada-bfs-ee-2016\/","title":{"rendered":"DRS. ZUBEYDA MAXMED MALAAQ MUKHTAAR OO SHAACISAY IN AY TAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILDHIBAANIMADA BFS EE 2016"},"content":{"rendered":"

Xili weli ololaha musharixiinta xubnaha Baarlamaanka Federalka sooomaaliya ay ka socoto magaalada Baydhabo \u00a0Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Drs Zubeyda Maxamed Malaaq Muqtaar ayaa maanta ololaheeda ku aadan musharaxnimo ay u taagan tahay ka mid noqoshada xubnaha Baarlamaanka kusoo bandhigtay Baydhabo.<\/p>\n

Munaasabad lagu wargelinaayey dadweynaha ku nool deegaanka ay ka soo geli karto \u00a0Musharax Zubeyda ayaa lagu qabtay Baydhabo.<\/p>\n

Munaasabada waxaa ka soo qayb galay odoyaal dhaqameedyo xildhibaaano,Aqoonyahano,siyaasiyiin,culmaa\u2019udiin, waxgarad, Haweeen, iyo dhalinyaro . Munaasabada waxaa ka hadlay masuuliyiintii iyo waxgaradkii kasoo qaybgalay.<\/p>\n

Ugu danbeyntii \u00a0Waxaaa Kulanka Ka hadashey Musharax Drs Zubeyda Maxamed Malaaq Muqtaar oo sheegtay u jeedada iyo sababta ay isu soo shaxday waxaa ay sheegtay in dalka uu u baahan yahay isbedel siyaasadeed oo kaqayb qaadanayaan hawenka oo iyagu xiligan kaalin ku leeyihiin Baarlamaanka somaliya 2016-2020.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xili weli ololaha musharixiinta xubnaha Baarlamaanka Federalka sooomaaliya ay ka socoto magaalada Baydhabo \u00a0Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Drs Zubeyda Maxamed Malaaq Muqtaar ayaa maanta ololaheeda ku aadan musharaxnimo ay u taagan tahay ka mid noqoshada xubnaha Baarlamaanka kusoo bandhigtay Baydhabo. Munaasabad lagu wargelinaayey dadweynaha ku nool deegaanka ay ka soo geli karto \u00a0Musharax Zubeyda […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27477,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/z.jpg?fit=479%2C326","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-79a","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27476"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27476"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27476\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27477"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}