{"id":27226,"date":"2016-08-25T12:31:19","date_gmt":"2016-08-25T12:31:19","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27226"},"modified":"2016-08-25T12:31:19","modified_gmt":"2016-08-25T12:31:19","slug":"alah-u-naxariistee-marxuun-maxamed-cali-samatar-oo-maanta-aas-qaran-loogu-sameeyey-magalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/08\/25\/alah-u-naxariistee-marxuun-maxamed-cali-samatar-oo-maanta-aas-qaran-loogu-sameeyey-magalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Alah U Naxariistee Marxuun Maxamed Cali Samatar oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"
Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n
Meydka Marxuumka ayaa la geeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo Salaadda Janaasada ay kula tukadeen Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo shacab aad u farabadan.<\/p>\n
Aaska Waxaa kasoo qeygalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra\u2019iisulwasaaraha dalka iyo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha Maamul goboleedyada ayaa ka qeyb galay Aaska Marxuum Maxamed Cali Samatar.<\/p>\n