{"id":27162,"date":"2016-08-21T14:47:15","date_gmt":"2016-08-21T14:47:15","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27162"},"modified":"2016-08-21T14:47:15","modified_gmt":"2016-08-21T14:47:15","slug":"daawo-dood-aad-u-wanaagsan-oo-ay-soo-qaban-qaabiyeen-xisbiga-cadaalada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/08\/21\/daawo-dood-aad-u-wanaagsan-oo-ay-soo-qaban-qaabiyeen-xisbiga-cadaalada\/","title":{"rendered":"Daawo Dood Aad U Wanaagsan oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Xisbiga Cadaalada"},"content":{"rendered":"

Dood cilmiyeed uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Maxamed Nuur Tarsan looguna magac darey \u201chalka ayey Soomaaliya u socotaa\u201d sidoo kalena lagu soo bandhigayey talooyin ku aadan xalka ama doorka dadka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin.<\/p>\n

Doodan ayaa waxaa kawada qeyb qaadan doona qaar ka mid ah siyaasiyiinta Xisbiyada dalaka (Maxamed NuurTarsan, Axmed Fiqi, Salaad Cali Jeele,Daahir Guutaale Xildhibaano: (Xildhibaan Cabdi Xaashi C\/laahi iyo Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ), iyo xubin ka mid ah guddiga doorashada heer federaal(Saciid Qorsheel).<\/p>\n

Halklan hoose ka daawada.<\/p>\n