{"id":27119,"date":"2016-08-19T03:44:49","date_gmt":"2016-08-19T03:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=27119"},"modified":"2016-08-19T03:44:49","modified_gmt":"2016-08-19T03:44:49","slug":"dhegeyso-ciidamada-dowlada-oo-habeenkii-xaley-laba-wariye-ka-kaxeystey-idaacada-radio-shabeele","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/08\/19\/dhegeyso-ciidamada-dowlada-oo-habeenkii-xaley-laba-wariye-ka-kaxeystey-idaacada-radio-shabeele\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Ciidamada Dowlada oo Habeenkii Xaley Laba Wariye Ka Kaxeystey Idaacada Radio Shabeele"},"content":{"rendered":"

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xaley waxaa ay gudaha u galeen idaacada radio shabeele halkaaso oo ka kaxeysteen labo wariye.<\/p>\n

Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamed ayaa xaqiijiyay xariga loo geystay laba wariye oo kala ahaa Cali Axmed Cabdule Cali Soomaali iyo Maxamed Aadan Onkod.<\/p>\n

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.<\/p>\n

Gudoomiyaha Radio Shabeele<\/a><\/p>\n

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/p>\n

Gudoomiyaha Radio Shabeele Mobil<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa habeenkii xaley waxaa ay gudaha u galeen idaacada radio shabeele halkaaso oo ka kaxeysteen labo wariye. Gudoomiyaha Idaacadda Shabeelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamed ayaa xaqiijiyay xariga loo geystay laba wariye oo kala ahaa Cali Axmed Cabdule Cali Soomaali iyo Maxamed Aadan Onkod. Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa. Gudoomiyaha Radio Shabeele Halkan hoose […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27088,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/askar.jpg?fit=468%2C351","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-73p","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27119"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27119"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27119\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27088"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}