{"id":26794,"date":"2016-07-26T02:03:55","date_gmt":"2016-07-26T02:03:55","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=26794"},"modified":"2016-07-26T02:03:55","modified_gmt":"2016-07-26T02:03:55","slug":"dhegayso-degmada-aw-dheegle-oo-dagaal-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/07\/26\/dhegayso-degmada-aw-dheegle-oo-dagaal-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Degmada Aw-dheegle oo dagaal ka dhacay."},"content":{"rendered":"

\"awdheegle\"<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Wararka ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in\u00a0gabal dhicii(maqribnimadii) shalay uu halkaasi dagaal ku dhexmarey Ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Shabaab.<\/p>\n

Dagaalkan oo ahaa mid fool ka fool ah oo ay soo qaadeen Ciidamada AMISOM oo taageero dhinaca cirka ah ka helayo ciidamo la rumaysan yahay inay yihiin Mareykan ayaa waxa uu ka dhacay halka loo yaqaano BillSalada oo dhaca halka laga soo galo magaalada wadada ka timaada Muqdisho.<\/p>\n

Warar kala gedisan oo kasoo baxaya dagaalka ayaa ka midaysan in labada ciidan ay halkaasi isku fara saareen isla markaana khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawacna kala gaaray halka guushana ay labada dhinacba ku warameen inay iyaga raacday.<\/p>\n

Hayeeshee u kuurgalis iyo xiriiro aan la sameynay dadka magaalada ku nool ayaa waxay inooga warameen wixii dhacay iyagoo sheegay in dagaalka uu aad u xoogbadnaa balse socday in ka yar saacad kadibna xabadii joogsatay ciidamadii AMISOM\u00a0ay magaalada dib uga noqdeen haatana ay Maleeshiyada Shabaabku weli joogaan magaalada.<\/p>\n

Waxaan sidoo kale la xiriirnay gudoomiyaha degmada Awdheegle ee dibadjooga ku ah magaalada Muqdisho\u00a0Maxamed Aweys Abuukar waxa uuna inoo xaqiijiyay in aan isaga haba yaraatee aanu waxba ka ogayn dagaalka magaalada ka dhacay isla markaasna uu haatan baadi goob u gali doono wararkaasi waxa uuna naga codsaday in aan dib u wacno.<\/p>\n

Halkan ka dhegayso<\/p>\n

Dagaal ka dhacay Awdheegle<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

          Wararka ka imaanaya degmada Awdheegle gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in\u00a0gabal dhicii(maqribnimadii) shalay uu halkaasi dagaal ku dhexmarey Ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Shabaab. Dagaalkan oo ahaa mid fool ka fool ah oo ay soo qaadeen Ciidamada AMISOM oo taageero dhinaca cirka ah ka helayo ciidamo la rumaysan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26797,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[3,4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/awdheegle.jpg?fit=304%2C166","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6Ya","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26794"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26794"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26794\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26797"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}