{"id":26746,"date":"2016-07-23T14:43:51","date_gmt":"2016-07-23T14:43:51","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=26746"},"modified":"2016-07-23T14:43:51","modified_gmt":"2016-07-23T14:43:51","slug":"madaxweynaha-dalka-pakistaan-oo-warqadihii-aqoonsiga-kala-wareegey-safiirada-cusub-khadiija-maxameed-al-makhsuumi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/07\/23\/madaxweynaha-dalka-pakistaan-oo-warqadihii-aqoonsiga-kala-wareegey-safiirada-cusub-khadiija-maxameed-al-makhsuumi\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Pakistaan oo Warqadihii Aqoonsiga Kala Wareegey Safiirada Cusub Khadiija Maxameed Al-makhsuumi"},"content":{"rendered":"

Madaxweynaha Pakistan, Maamnun Xuseen ayaa warqadihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirada Cusub ee Somalia u fariisan doonta Dalka pakistaan, Khadiija Maxamed Al-makhsuumi oo horay u ahayd danjiraha Somalia ee dalka Ciraaq.<\/p>\n

Safiiradda ayaa Qaabilaaddeeda si wanaagsan loo maamuusay, iyadoo loo garaacay Astaanta Qaran ee Somalia, isla markaana cutubyo ciidanka dalka Pakistan ka tirsan ka qaadatay salaan-sharaf.<\/p>\n

Khadiija Maxameed Al-makhsuumi, ayaa safiir kasoo noqotay Dalka Ciraaq iyadoo ahayd Safiiraddii ugu horreysay ee Soomaaliya u soo Magacawday dalka Ciraaq tan iyo burburkii Somalia.<\/p>\n

Dalka Pakistan, ayaa waxaa wax-ka-barta kumannaan arday ah – oo halkaas Jaamacado kala duwan ka dhigta waana waddan sidoo kale Somalia uu xariir dhanka ganacsiga ah kala dhexeeyo.<\/p>\n

\"khadija\"<\/a><\/p>\n

\"khadija1\"<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Pakistan, Maamnun Xuseen ayaa warqadihii aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirada Cusub ee Somalia u fariisan doonta Dalka pakistaan, Khadiija Maxamed Al-makhsuumi oo horay u ahayd danjiraha Somalia ee dalka Ciraaq. Safiiradda ayaa Qaabilaaddeeda si wanaagsan loo maamuusay, iyadoo loo garaacay Astaanta Qaran ee Somalia, isla markaana cutubyo ciidanka dalka Pakistan ka tirsan ka qaadatay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26747,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/khadija.jpg?fit=660%2C460","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6Xo","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26746"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=26746"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/26746\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/26747"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=26746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=26746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=26746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}