{"id":2635,"date":"2012-12-05T10:05:36","date_gmt":"2012-12-05T10:05:36","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=2635"},"modified":"2012-12-05T10:05:36","modified_gmt":"2012-12-05T10:05:36","slug":"madaxweynaha-turkiga-abdullah-gul-oo-sheegey-iney-wadankiisa-uu-sii-kordhin-doona-howlaha-uu-ka-hayo-dalka-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2012\/12\/05\/madaxweynaha-turkiga-abdullah-gul-oo-sheegey-iney-wadankiisa-uu-sii-kordhin-doona-howlaha-uu-ka-hayo-dalka-somaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Turkiga Abdullah G\u00fcl oo sheegey iney wadankiisa uu sii kordhin doona howlaha uu ka hayo dalka Somaliya"},"content":{"rendered":"

\"\"<\/a>Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah G\u00fcl ayaa shaaca ka qaaday in dowladda iyo hay\u2019adaha Turkiga ay sii ballaarin doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bini\u2019aadannimo ee ay ka wadaan Soomaaliya.<\/p>\n

Abdullah G\u00fcl ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa\u2019id oo ay si wada jir ah u qabteen asaga iyo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Ankara ee Turkiga.<\/p>\n

Madaxweynaha Turkiga ayaa saxaafadda u sheegay in kulankii uu la qaatay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhammaaday guul iyo is-afgarad.<\/p>\n

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kulanka looga hadlay xoojinta iskaashiga ammaanka ee labada dal iyo sidii dowladda Turkiga ay kor ugu qaadi lahayd mashaariicda horumarineed ee ay ka waddo gudaha Soomaaliya.<\/p>\n

Waxaa la filayaa inuu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud maalinta berri ah la kulmo raysul wasaaraha Turkiga Recep Tayip Erdogan iyo mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Turkiga.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah G\u00fcl ayaa shaaca ka qaaday in dowladda iyo hay\u2019adaha Turkiga ay sii ballaarin doonaan barnaamijyada horumarinta iyo gargaarka bini\u2019aadannimo ee ay ka wadaan Soomaaliya. Abdullah G\u00fcl ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa\u2019id oo ay si wada jir ah u qabteen asaga iyo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ku kulmay magaalada Ankara ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-Gv","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2635"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2635"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2635\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}