{"id":26228,"date":"2016-06-11T15:19:13","date_gmt":"2016-06-11T15:19:13","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=26228"},"modified":"2016-06-11T15:19:13","modified_gmt":"2016-06-11T15:19:13","slug":"daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-48-saac-u-qabtey-iney-wadanka-uga-baxaan-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/06\/11\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-48-saac-u-qabtey-iney-wadanka-uga-baxaan-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Daawo: Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo 48 Saac U Qabtey Iney Wadanka Uga Baxaan Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"

Kulan beryahan uga socdey odayaasha dhaqanka beelaha hawiye ayaa laga sheegey in aysan weli ku qancin gudiyo la sheegey in lagu dhisey shirka madasha qaran.<\/p>\n

Imaam Cabdullaahi Khaliif Rooble oo kamid ahaa Odayaasha ku howlan kulamada ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lama huraan ay tahay in Gobolada dalka ay culeysyada Siyaasadeed ka dul-qaadan Gobolka Banaadir.<\/p>\n

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.<\/p>\n