{"id":26001,"date":"2016-05-25T17:42:23","date_gmt":"2016-05-25T17:42:23","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=26001"},"modified":"2016-05-25T17:42:23","modified_gmt":"2016-05-25T17:42:23","slug":"daawo-barnaamijka-dareenka-shacabka-iyo-siyaasiga-oo-lagu-falanqeeyay-goaankii-xasan-sheekh-ee-heshiiskii-madashada-qaran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/05\/25\/daawo-barnaamijka-dareenka-shacabka-iyo-siyaasiga-oo-lagu-falanqeeyay-goaankii-xasan-sheekh-ee-heshiiskii-madashada-qaran\/","title":{"rendered":"Daawo: Barnaamijka Dareenka Shacabka Iyo Siyaasiga oo Lagu Falanqeeyay Go\u2019aankii Xasan Sheekh ee Heshiiskii Madashada Qaran"},"content":{"rendered":"

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Horn Cable (HCTV) habeen kasta oo Talaado ah ayaa falanqayn ku sameeyey Go\u2019aankii Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya uu ku meel mariyay Heshiiskii Madasha Qaran, taasoo uu Madaxweynaha ku Afduubtay howlihii ay laheyd Hey\u2019adda Sharci Dejinta ee Baarlamaanka.<\/p>\n

Hadaba Dooda oo aheyd mid dhinacyo badan taabaneysay ayaa Mas\u2019uuliyiinta ka qeybgalay kala ahaa Afhayeenka Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska Ilyaas Saciid Cali (Qalinle), Siyaasiga C\/raxmaan Maxamed Saciid (Gentleman) iyo Wakiilka Puntland ee dalka UK Muxudiin Xuseen.<\/p>\n

Waakan ee nala daawada.<\/p>\n