Gunaanadkii kulanka<\/strong><\/p>\nQaybihii kala gedisnaa ee bulshada oo ay la kulmeen wafdiga ayaa dhamaan waxay isla meel dhigeen in si deg deg ah gobolka looga qaado guud ahaan ciidamada beelaha duulaanka laguna bedelo ciidamo deegaanka ah sidoo kalena maamulka gobolka ee hada jiro lagu bedelo mid ka turjumaaya rabitaanka dadka gobolka oo laga saaro maamulka xubnaha beelaha duulaanka halka wasiiradu ay wada qireen in Isbaaro,Dil,Dhac,Barakicin, Caga-juglayn iyo Kufsiga midna aan loo gaysan doonin dadka gobolka oo ay dowladu qaadanayso mas’uuliadaas.<\/p>\n
Si kasta oo loo dhigaba talaabadan ay qaaday dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa laga sugaayaa inay fuliso maadaama dadka gobolka Shabeelaha hoose ay dulmi maamul ku hoos jireen tan sanadkii 1972-dii oo ahayd markii gobolka uu gobol gaar ah ka noqday gobolweynihii Banaadir.<\/p>\n
<\/p>\n
<\/p>\n
Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Wafdi heer sare ah ee uu hogaaminayey wasiirka Gaashaandhiga,wasiirka arimaha Gudaha,wasiirka Cadaalada iyo Xildhibaanada kasoo jeeda gobolka Shabeelaha Hoose ayaa mudo laba maalmood ah waxay booqdeen caasimada gobolka Shabeelaha hoose ee magaalada Marka intii ay joogeena waxay la kulmeen dhamaan qaybaha kala gedisan ee bulshada ku dhaqan gobolka,mas’uuliyiinta heer degmo iyo gobol iyo taliyayaasha ciidamada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-FQ","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2594"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2594"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2594\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}