{"id":25915,"date":"2016-05-19T17:20:14","date_gmt":"2016-05-19T17:20:14","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=25915"},"modified":"2016-05-19T17:20:14","modified_gmt":"2016-05-19T17:20:14","slug":"aqriso-wasiirada-maamulka-axmed-madoobe-iyo-qabaailada-ay-kasoo-jeedaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/05\/19\/aqriso-wasiirada-maamulka-axmed-madoobe-iyo-qabaailada-ay-kasoo-jeedaan\/","title":{"rendered":"Aqriso Wasiirada Maamulka Axmed Madoobe iyo Qabaa’ilada Ay Kasoo Jeedaan"},"content":{"rendered":"

Axmed madoobe ayaa kol dhaweyd ku dhawaaqey gole wasiiro oo uu maamulkiisa yeelan doono taasoo sida muuqata ay dadka kasoo jeeda koonfur galbeed ee ka tirsan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Axmed Madoobe ay ku dulman yihiin.<\/p>\n

1 -Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Warsame Darwiish = Majeerteen<\/p>\n

2 -Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirashiid Cabdinuur Janaan = Marexaan<\/p>\n

3- Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ibrahim Aw Xirsi Ciro= Marexaan<\/p>\n

4- Wasiirka Maaliyada Cabdirashiid Jire = Ogaden<\/p>\n

5-Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada \u00a0Sh Maxamed Aw-libaax= Marexaan<\/p>\n

6- Wasiirka Waxbarashada Macalin Ibrahim = Ogaden<\/p>\n

7- Wasiirka Caafimadka Maxamed = Marexaan Talxe<\/p>\n

8- Ibrahiim Cabdi Xasan Wasiirka Postada iyo Isgarsiinta= Dir Biyomaal<\/p>\n

9- Cabdinur Cali Wasiirka Warfaafinta = Galjecel<\/p>\n

10- Abu Yusuf Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka Cowra Maleh<\/p>\n

11- Ibrahim Baajuni Wasiirka Kalumaysiga iyo Qayraadka Badda = Bajuun<\/p>\n

12- Osman Hussein Wasiirka Beeraha iyo Qayraadka bariga Jareer Weyne<\/p>\n

13- Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyaynta Gelle Saliid = Bartire”<\/p>\n

Si kastoo loo dhigaba shaxdan uu sameeyey Axmed Madoobe ayaad waxaa moodaa in ay si wanagsan uga soo wada shaqeeyeen asaga iyo Shariif Xasan maadaama shariif xasan iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed ay mar walba ku mada daalin jireen shacabkooda in ay heli doonaan xaqa ay ku leeyihiin maamulka Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Axmed madoobe ayaa kol dhaweyd ku dhawaaqey gole wasiiro oo uu maamulkiisa yeelan doono taasoo sida muuqata ay dadka kasoo jeeda koonfur galbeed ee ka tirsan deegaanada uu ka arimiyo maamulka Axmed Madoobe ay ku dulman yihiin. 1 -Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Warsame Darwiish = Majeerteen 2 -Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirashiid Cabdinuur Janaan = Marexaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24387,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/01\/axmed-madobe.jpg?fit=594%2C474","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6JZ","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25915"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25915"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25915\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24387"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}