{"id":25871,"date":"2016-05-17T10:50:12","date_gmt":"2016-05-17T10:50:12","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=25871"},"modified":"2016-05-17T10:50:12","modified_gmt":"2016-05-17T10:50:12","slug":"dhegeyso-maamulka-shabeelaha-hoose-oo-wax-laga-xumaado-ku-timamey-duqeynta-laga-geysto-gobolka-shabelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/05\/17\/dhegeyso-maamulka-shabeelaha-hoose-oo-wax-laga-xumaado-ku-timamey-duqeynta-laga-geysto-gobolka-shabelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Dhegeyso Maamulka Shabeelaha Hoose oo Wax Laga Xumaado ku Timamey Duqeynta Laga Geysto Gobolka Shabelaha Hoose"},"content":{"rendered":"
Gudoomiye ku xigeenka dhanka aminiga ee gobolka shabeelaha hoose Cali nuur oo warbaahinta la hadlayayey ayaa si adag uga hadley qaabka loola dhaqmo gobolka shabelaha hoose.<\/p>\n
GUdoomiye kuxigenka ayaa intaa ku darey in mar walaba duqeymo ay dad shacab ah ku waxyeeloobaan ay ka dhacaan deegaanka isla markaana amaanka aysan waxba ka bedelin duqeymadaas laga geysanayo.<\/p>\n
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.<\/p>\n
Gudoomiye ku xigeenka amniga shabelaha hoose<\/a><\/p>\n Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/p>\n