{"id":25591,"date":"2016-04-26T14:51:53","date_gmt":"2016-04-26T14:51:53","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=25591"},"modified":"2016-04-26T14:51:53","modified_gmt":"2016-04-26T14:51:53","slug":"ganacsade-lagu-dilay-dharkeenleey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/04\/26\/ganacsade-lagu-dilay-dharkeenleey\/","title":{"rendered":"Ganacsade lagu dilay Dharkeenleey."},"content":{"rendered":"

\"dil\"<\/a><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

Waxaa saaka Xaafada Ceeldheere degmada Dharkeenleey gobolka Banaadir lagu dilay nin ganacsade ka ahaa xaafadaas oo lagu magacaabi jiray Aadan Afgooye xili uu goob ganacsi uu ku lahaa xaafada uu furaayay saaka aroortii hore.
\nDilka Aadan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka danbeeyeen labo nin oo Bistoolado ku hubaysnaa oo loo maleynaayo inay ka tirsanaayaa ciidanka Amniga DF Soomaaliya ee ka howlgala degmada Dharkeenleey kadibna baxsaday.
\nDadka deegaanka ayaa inoo sheegay in Aadan Afgooye uu maalmo ka hor ka istaagay Masaajidka Salaam ee Degmada Dharkiinleey, wuxuuna halkaasi ka sheegay in Xaafada Ceeldheere ee uu ku ganacsado ay dilalka ku soo badanayaan maamulka degmadana laga doonaayo inuu keeno ciidamo dheeri ah si Amniga loo sugo.
\nDadka waxa ay hadal hayaan in sababta loo beegsaday Aadan Afgooye ay tahay hadalkii uu Masaajidka uu ka sheegay.
\nCiidamada Dowladda oo gaaray goobta dilka uu ka dhacay ayaa halkaasi waxa ay ka wadaan Baaritaano ilaa iyo hada lama soo sheegin cid loo qabtay dilka ganacsade Aadan Afgooye.
\nDegmada Dharkeenley dhowr mar waxaa ka dhacay dilal qorsheysan oo ay geysteen rag hubaysan oo Gaadiid iyo Bistoolado wata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

          Waxaa saaka Xaafada Ceeldheere degmada Dharkeenleey gobolka Banaadir lagu dilay nin ganacsade ka ahaa xaafadaas oo lagu magacaabi jiray Aadan Afgooye xili uu goob ganacsi uu ku lahaa xaafada uu furaayay saaka aroortii hore. Dilka Aadan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka danbeeyeen labo nin oo Bistoolado ku hubaysnaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25592,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/dil-2.jpg?fit=280%2C160","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6EL","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25591"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25591"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25591\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25592"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}