{"id":25399,"date":"2016-04-15T13:17:04","date_gmt":"2016-04-15T13:17:04","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=25399"},"modified":"2016-04-15T13:17:04","modified_gmt":"2016-04-15T13:17:04","slug":"madaxweynaha-dowlada-federaalka-somaliya-o-maanta-gaarey-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/04\/15\/madaxweynaha-dowlada-federaalka-somaliya-o-maanta-gaarey-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya o Maanta Gaarey Dalka Itoobiya"},"content":{"rendered":"

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, isagoo uga gudbi doona degmada Baxar-daar oo uu uga qayb-gelayo doona shirkii shanaad ee madasha Amniga Qaaradda Afrika oo berri furmaya.<\/p>\n

Shirkaan, ayaa looga hadli doonaa kaalinta Qaaradda Afrika ee Amniga Dunida iyo Hawl-gallada Ciidamada Nabad-ilaalinta ah. Waxaana ka qayb-geli doona mas’uuliyiin ka socda Caalamka iyo Qaaradda Afrika.<\/p>\n

Kulankaan, ayaa kulmiya Madaxda Afrika, laamaha iyo ururrada caalamiga ee dhanka Amniga, khubarro iyo hay\u2019ado kale. Waxaa madaxda Afrika isku-dhaafsadaan fikrado la xiriira sida mashaakilka Afrika loogu heli karo xal Afrika ay leedahay, gaar ahaan arrimaha amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, isagoo uga gudbi doona degmada Baxar-daar oo uu uga qayb-gelayo doona shirkii shanaad ee madasha Amniga Qaaradda Afrika oo berri furmaya. Shirkaan, ayaa looga hadli doonaa kaalinta Qaaradda Afrika ee Amniga Dunida iyo Hawl-gallada Ciidamada Nabad-ilaalinta ah. Waxaana ka qayb-geli […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25400,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/xasan-sh-1.jpg?fit=660%2C460","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6BF","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25399"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=25399"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/25399\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/25400"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=25399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=25399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=25399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}