{"id":25324,"date":"2016-04-08T01:32:14","date_gmt":"2016-04-08T01:32:14","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=25324"},"modified":"2016-04-08T01:32:14","modified_gmt":"2016-04-08T01:32:14","slug":"daawo-maamulka-shariif-oo-la-sheegey-in-15-isbaaro-u-taalo-inta-u-dhexeysa-afgooye-iyo-buurhakaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/04\/08\/daawo-maamulka-shariif-oo-la-sheegey-in-15-isbaaro-u-taalo-inta-u-dhexeysa-afgooye-iyo-buurhakaba\/","title":{"rendered":"Daawo: Maamulka Shariif Xasan oo La Sheegey in 15 Isbaaro u Taalo Inta u Dhexeysa Afgooye iyo Buurhakaba"},"content":{"rendered":"

Halkan ka daawo warbixin kooban oo uu tv Universal ka diyaariyey isbaarooyinka xad dhaafka ah ee yaala gobolka shabeelaha hoose kaasoo la sheegey in isbaarooyinka ugu badan ay u yaalaan maamulka Shariif Xasan.<\/p>\n