{"id":2502,"date":"2012-11-30T11:05:38","date_gmt":"2012-11-30T11:05:38","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=2502"},"modified":"2012-11-30T11:05:38","modified_gmt":"2012-11-30T11:05:38","slug":"maddaxweynaha-dowlada-federalka-somaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2012\/11\/30\/maddaxweynaha-dowlada-federalka-somaliya-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtey\/","title":{"rendered":"Maddaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey"},"content":{"rendered":"

\"\"<\/a>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal geeska Africa.<\/p>\n

Wafdiga uu madaxweynaha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibedda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka gaashandhiga Cabdi Xakiin Maxamuud Fiqi iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya.<\/p>\n

Waxaana Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faaarx Shirdoon Saacid.<\/p>\n

Daafeet.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxuu goordhow kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga iyo wafdigii uu hogaaminaayay kuwaas oo safaro dhowr ah ku soo kala bixiyay waddamo ku yaal geeska Africa. Wafdiga uu madaxweynaha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra\u2019iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibedda Fowsiyo Yuusuf […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-Em","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2502"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2502"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2502\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}