{"id":24923,"date":"2016-03-10T16:08:32","date_gmt":"2016-03-10T16:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=24923"},"modified":"2016-03-10T16:08:32","modified_gmt":"2016-03-10T16:08:32","slug":"dhegeyso-eedeysanayashii-qaraxii-ka-dhacay-magalada-baydhaba-oo-maxkadooda-dib-loo-dhigey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/03\/10\/dhegeyso-eedeysanayashii-qaraxii-ka-dhacay-magalada-baydhaba-oo-maxkadooda-dib-loo-dhigey\/","title":{"rendered":"Dhegeyso:-Eedeysanayashii Qaraxii ka Dhacay Magalada Baydhaba oo Maxkadooda Dib Loo Dhigey"},"content":{"rendered":"
<\/a>Maxkamada magalada baydhabo ayaa maanta la hor keeney Sideed qof oo lagu soo eedeeyay ku lug lahaanshaha labadii qarax ee 28-kii bishii hore ee February ka dhacay Magaalada Baydhabo.<\/p>\n Gudoomiyaha Maxkamadda, ayaa Xeer Ilaalinta ka codsaday in Maxkamadda la horkeeno cadeymo dheeraad ah, oo la xiriirta in dadkaasi ay ku lug leeyihiin eedeymaha loo soo jeediyay.<\/p>\n Gudoomiyaha wuxuu ku dhawaaqay in kiiska dadkan ay dib u furi doonaan toddobaadka soo socda, intaasna ay Saraakiisha Xeer Ilaalintu ka dhawrayaan cadeymo ka baxsan, intii ay hadda Maxkamadda horkeenayn.<\/p>\n Hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa<\/p>\n Xasan Cali<\/a><\/p>\n Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada<\/p>\n