{"id":24484,"date":"2016-02-06T12:15:39","date_gmt":"2016-02-06T12:15:39","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=24484"},"modified":"2016-02-06T12:15:39","modified_gmt":"2016-02-06T12:15:39","slug":"fbi-oo-kusoo-biirtey-baaritaanka-qaraxii-daalo-airline","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/02\/06\/fbi-oo-kusoo-biirtey-baaritaanka-qaraxii-daalo-airline\/","title":{"rendered":"FBI oo Kusoo Biirtey Baaritaanka Qaraxii Daalo Airline"},"content":{"rendered":"

\"daalo\"<\/a>Saraakiil ka tirsan FBI-da dalka Mareykanka ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay ku biireen Hay\u2019adihii amaan ee horay baarista ugu waday qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines.<\/p>\n

Khuburadan ka socda FBI-da Mareykanka ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan hay\u2019adda duulimaadka hawada Somalia, iyagoo xusay in khuburadan ay dalka u yimaadeen in la ogaado waxa dhabta ah ee Qaraxaasi uu ahaa.<\/p>\n

Agaasimaha Duulimadyada Somalia, C\/waxiid Sheekh Cumar ayaa sheegay inay dowladda Somalia ka dalbaday xukuumadda Washington in baaritaanka ay wadaan laga Caawiyo.<\/p>\n

Sidoo kale, agaasimaha oo wareysi siinayay NBCnews, ayaa wuxuu yiri \u201cWaxaan rabaa in baaritaan dhab ah la sameeyo si loo qanciyo ciidamada Amaanka, shacabka iyo dhammaan dadka ay wixii dhacay khuseeyaan.\u201d<\/p>\n

C\/waaxid Sh. Cumar ayaa hadalkiisa ku daray in hay\u2019adda FBI-da dalka Mareykanka ay ku Casuumeen baaritaanka hadda socda, wuxuuna intaas ku daray in Baarista socoda ay Qayb ka yihiin saraakiil Soomaali ah oo kusoo Tababartay Brtiain.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Saraakiil ka tirsan FBI-da dalka Mareykanka ayaa soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay ku biireen Hay\u2019adihii amaan ee horay baarista ugu waday qaraxii diyaaraddii Daallo Airlines. Khuburadan ka socda FBI-da Mareykanka ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay saraakiil ka tirsan hay\u2019adda duulimaadka hawada Somalia, iyagoo xusay in khuburadan ay dalka u yimaadeen in la ogaado […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24470,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2016\/02\/daalo.jpg?fit=660%2C436","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6mU","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24484"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=24484"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/24484\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/24470"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=24484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=24484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=24484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}