{"id":24458,"date":"2016-02-03T11:56:58","date_gmt":"2016-02-03T11:56:58","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=24458"},"modified":"2016-02-03T11:56:58","modified_gmt":"2016-02-03T11:56:58","slug":"dhegayso-taliyaha-saldhiga-degmada-afgooye-oo-u-hanjabaaya-dhalinta-reer-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/02\/03\/dhegayso-taliyaha-saldhiga-degmada-afgooye-oo-u-hanjabaaya-dhalinta-reer-afgooye\/","title":{"rendered":"Dhegayso…Taliyaha Saldhiga degmada Afgooye oo u hanjabaaya dhalinta reer Afgooye"},"content":{"rendered":"

\"photo\"<\/a>Iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyay ay isa soo tarayeen dhibaatooyinka baaxada leh ee dadka reer Afgooye ay ku hayaan Mooryaanta dharka ciidanka xooga dalka loo soo xiray ee beesha Abgaal iyo Saraakiil iyaga u shaqeeya oo kasoo jeeda KoonfurGalbeed oo uu ugu horeeyo Taliyaha Saldhiga Afgooye ninka lagu magacaabo Amiin oo kasoo jeeda beesha Hariin-8Mirifle ayaa waxaa hadana dhanka kale dadka deegaanka ah ay dadaal ugu jireen sidii ay heeryadaasi isaga qaadi lahaayeen una xoreysan lahaayeen dhulkooda.<\/strong><\/p>\n

Iyadoo aynu ka duulayno hadaan nahay Daafeet.com xuquuqda ay leeyihiin dadka reer Afgooye bal nala dhegaysta Taliyaha Saldhiga Afgooye ninka lagu magacaabo Amiin iyo mid ka mid ah dhalinta dulmi diidka ah ee reer Afgooye oo khadka telefoonka ku wada hadlay.<\/strong><\/p>\n