{"id":24187,"date":"2016-01-13T11:51:01","date_gmt":"2016-01-13T11:51:01","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=24187"},"modified":"2016-01-13T11:51:01","modified_gmt":"2016-01-13T11:51:01","slug":"daawo-odayaasha-iyo-waxgaradka-gobolka-hiiraan-oo-qaadacay-shirka-ka-furmey-degmada-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2016\/01\/13\/daawo-odayaasha-iyo-waxgaradka-gobolka-hiiraan-oo-qaadacay-shirka-ka-furmey-degmada-jowhar\/","title":{"rendered":"Daawo:-Odayaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Shirka Ka Furmey Degmada Jowhar"},"content":{"rendered":"

\"hiran\"<\/a>Odayaasha iyo waxgaradka beesha xawaadle oo la hadley warbaahinta ayaa qaadacay shirkii shaley uu madaxweynaha ka furey degmada jowhar kaasoo la sheege in maamul loogu sameynaayo gobolada hiiraan iyo jowhar.<\/p>\n