{"id":23832,"date":"2015-12-21T01:13:45","date_gmt":"2015-12-21T01:13:45","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23832"},"modified":"2015-12-21T01:13:45","modified_gmt":"2015-12-21T01:13:45","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-iclaamiyay-halka-caasimad-u-noqon-doonto-maamulka-hiiraan-iyo-shabeelaha-dhexe-xilkana-ka-qaaday-gudoomiyihii-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/12\/21\/madaxweyne-xasan-shiikh-oo-iclaamiyay-halka-caasimad-u-noqon-doonto-maamulka-hiiraan-iyo-shabeelaha-dhexe-xilkana-ka-qaaday-gudoomiyihii-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo Iclaamiyay halka caasimad u noqon doonto maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ,Xilkana ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"

\"jawari\"<\/a>Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa waxaa lagu magacaabay gudoomiye uu yeesho gobolka Hiiraan kadib kolkii xil ka qaadis uu ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka hiiraan sidoo kale ayaa madaxweyne Xasan sheegay in caasimada Hiiraan Shabeelaha dhexe noqon doonto degmada BuulaBurde ee gobolka Hiiraan halka uu shirka maamul u samayntuna uu ka dhici doono magaalada jowhar isla markaana mudo 90 maalmood gudahooda uu maamulka tagi doono caasimadiisa magaalada BuulaBurde amaba Buulaay qofba siduu u yaqaano.<\/p>\n

XEER MADAXWEYNE\u00a0 LR. 87\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 TAARIIKH: 19\/12\/2015<\/p>\n

MAGACAABIS GUDDOOMIYAHA GOBALKA HIIRAAN<\/strong><\/p>\n

\u00a0<\/strong>MADAXWAYNAHA J.F.S<\/p>\n

MarkuuArkay\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>:\u00a0 Qodobka\u00a0 87aad, Xarafka \u2018C\u2019,\u00a0 Qodobka 90aad, Xarafka \u2018K\u2019 iyo 99aad, Xarafka \u2018G\u2019 ee<\/p>\n

Dastuurka J.F.S.<\/p>\n

MarkuuArkay\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>:\u00a0 SharciLr. 116 eesoobaxayOgosto 6, 2013 kunasaabsansharcigamaamullada<\/p>\n

DegmooyinkaiyoGoballadadalka<\/p>\n

MarkuuTixgaliyey<\/strong> : Soo jeedintaWasiirkaArrimahaGudahaiyoFederaalka Ref: WAG & F\/XW\/0281\/15 ee<\/p>\n

December 19, 2015 kunasaabsanxilkaqaadisGuddoomiyahaGobalkaHiiraaniyo Soo<\/p>\n

jeedintaWasiirkaArrimahaGudahaiyoFederaalka Ref: WAG & F\/XW\/0282\/15 ee<\/p>\n

December 19, 2015 kunasaabsanmagacaabisGuddoomiyahaGobalkaHiiraan<\/p>\n

MarkuuGarwaaqsaday<\/strong> : in ay jirto baahi loo qabo in Gobalka Hiiraan loo magacaabo Guddoomiye cusub iyada<\/p>\n

oo waafaqsan qaabka dhisidda Maamullada Gobollada Iyo Degmooyinlkadalkasi ay<\/p>\n

mustaqbalka u dhismaan Dowlad-goboleedyo Dastuurka waafaqsan<\/p>\n

WAXA UU SOO SAARAY XEERKAAN:<\/p>\n

Qodobka 1aad<\/sup><\/strong><\/p>\n

Waxa xilka laga qaaday Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cabdifataax Xasan Afrax, waxaana mudane\u00a0Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)<\/strong> loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan<\/p>\n

\u00a0<\/strong>Qodobka 2aad<\/sup><\/strong><\/p>\n

Waxa uu Xeerkaan \u00a0u dhaqangelayaa si degdeg ah marka uu Madaxwaynuhu saxiixo, waxaana lagu soo daabici doonaa Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda JFS.<\/p>\n

MUQDISHO: 19\/12\/2015<\/p>\n

Madaxweynaha J.F.S<\/strong><\/p>\n

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa waxaa lagu magacaabay gudoomiye uu yeesho gobolka Hiiraan kadib kolkii xil ka qaadis uu ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka hiiraan sidoo kale ayaa madaxweyne Xasan sheegay in caasimada Hiiraan Shabeelaha dhexe noqon doonto degmada BuulaBurde ee gobolka Hiiraan halka uu shirka maamul u samayntuna […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22980,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/jawari1.jpg?fit=640%2C427","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6co","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23832"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23832"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23832\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22980"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}