{"id":23805,"date":"2015-12-19T12:02:30","date_gmt":"2015-12-19T12:02:30","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23805"},"modified":"2015-12-19T12:02:30","modified_gmt":"2015-12-19T12:02:30","slug":"dhega-uu-ku-dhegeysto-malee-u-sheega-shariif-ka-tallooyin-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/12\/19\/dhega-uu-ku-dhegeysto-malee-u-sheega-shariif-ka-tallooyin-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Dhega uu Ku Dhegeysto Malee U sheega Shariif-ka! (Tallooyin Muhiim Ah)"},"content":{"rendered":"

\"sakiin0\"<\/a>Dadka kasoo jeeda Qowmiyada Digilmirifle gaar ahaan Deegaanada Gobolka Baay ayaa waxaa ka jirta Googalaysi oranaysa SIRBIITHO WEBY SHALSHEY KITAALY SEE LING GOOYE SEENY LINGKU TABEE?<\/p>\n

Hadaba hadaan Afka Maxaaga Jawaabteeda ku sheego waa SIDEE UGA TAGTAA SODOHDAADA DHARAAMAN SIDEEDNA U QAADA.<\/p>\n

Kadib markaan dad badan oo Shariif Xasan ay asxaabo yihiin la sheekeystey waxaa afkoodu u badnaa inuu cabanayay oo badankoodu isku raceen in uu usoo sheegey ereydan:<\/p>\n

Digilmirifle GOD AAN LAGA SOO BAXAYNIN AYUU KU DHACAYAA,WAXAA INOO WADA TASHADEY HAWIYE IYO DAAROOD, LIX HABEEN IYO MAALIN MA SEEXANIN WAXAA LAGU DOODAYA WAA DHULKOODI WAXAA CULEYS BADAN LA IGA SOO SAARAYA WADAMADA DERISKA IYO QAAR KA MID AH BEESHA CAALAMKA HADALKAAGU WAA BATEY IYO DHEGA HADAL BADAN AYAA IGU DHACAYA MAXAAN SAMEEYA!<\/p>\n

Hadaba markaan hadaladaasi maqalney haddii Shariif Xasan Koroojo Wadaniyad ah ku danbeyso waa inuu yeelo qodobadan:<\/p>\n

1. Inuu shacabka uu Madaxweynaha u yahay horyimaado uu usheego qaladka uu ka galay Cafisna weydiisto<\/strong>
\n2. Inuu shacabka u sheego in Dhulkoodu la Boobahayo una diyaar garobaan dib u xureynta dalkooda<\/strong>
\n3. In dal iyo dibadba isugu yeero aqoonyahano,waxgarad iyo siyaasiyiin una dhiiba taladii xaqooda soo dhicin lahayd.<\/strong>
\n4. Waa inuu qirtaa in siyaasadiisa Fashilantey is Casilaadna umada usoo bandhigaa.<\/strong>
\n5. Waa inuu Kismaanyo uu qaadaca maadama Deegaan Digilmirifle ay tahay.<\/strong><\/p>\n

Hadaba haddii Shariifka uu intaasi yeelo wadankana dhib ka dhici maayo isagana waxaa uu noqon doona BISADII LIBAAXA NOQOTEY.
\nTALLO ADIGAA KUNOOL MOOYE IYADU KUGUMA NOOLA.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dadka kasoo jeeda Qowmiyada Digilmirifle gaar ahaan Deegaanada Gobolka Baay ayaa waxaa ka jirta Googalaysi oranaysa SIRBIITHO WEBY SHALSHEY KITAALY SEE LING GOOYE SEENY LINGKU TABEE? Hadaba hadaan Afka Maxaaga Jawaabteeda ku sheego waa SIDEE UGA TAGTAA SODOHDAADA DHARAAMAN SIDEEDNA U QAADA. Kadib markaan dad badan oo Shariif Xasan ay asxaabo yihiin la sheekeystey waxaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23806,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/12\/sakiin0.jpg?fit=400%2C258","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-6bX","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23805"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23805"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23805\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23806"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}