{"id":23549,"date":"2015-12-01T12:28:41","date_gmt":"2015-12-01T12:28:41","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23549"},"modified":"2015-12-01T12:28:41","modified_gmt":"2015-12-01T12:28:41","slug":"maamul-goboleedka-puntland-oo-saxiixey-heshiis-4-qodob-ah-oo-lagu-dhameynayo-dagalada-ka-jira-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/12\/01\/maamul-goboleedka-puntland-oo-saxiixey-heshiis-4-qodob-ah-oo-lagu-dhameynayo-dagalada-ka-jira-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Puntland oo Saxiixey Heshiis 4 Qodob ah Oo Lagu Dhameynayo Dagalada ka Jira Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"

\"puntland\"<\/a>Wararka maanta aynu ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Puntland ay saxiixday heshiis afar qodob ka kooban oo lagu dhameynayo xiisadaha colaadeed ee tan iyo toddobaadkii hore ka taagnayd magaaladaas.<\/p>\n

Heshiiskan ayaa lagu saxiixay kulan ka dhacay xarunta maamulka Puntland ee Gaalkacyo, waxaana goobjoog ka ahaa RW Somalia Cumar C\/rashiid Cali, iyo qaar ka tirsan masuuliyiinta maamul goboleedyada.<\/p>\n

Qodobbada heshiiskan oo uu Puntland u saxiixay C\/weli Gaas ayaa kala ahaa;<\/p>\n

1. In dhammaan xabbadda iyo dhammaan muuqaallada colaadeed la joojiyo
\n2. In Ciidamada is-hor-fadhiya la kala Qaado
\n3. In dadkii magaalada ka barakacay lasoo celiyo
\n4. In la dhiso guddi kawada hadla colaadihii Gaalkacyo ka dhacay.<\/p>\n

Afartaan qodob ee ay maanta saxiixday Puntland ayaa waxaa horay shalay iyana u saxiixay maamulka Puntland, waxaana la filayaa in labada dhinac ay Gaalkacyo uga dhawaaqaan baaq nabadeed oo ay ku sheegayaan in colaaddii magaaladaas ka taagnayd ay joogsatay wixii maanta ka dambeeya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka maanta aynu ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Puntland ay saxiixday heshiis afar qodob ka kooban oo lagu dhameynayo xiisadaha colaadeed ee tan iyo toddobaadkii hore ka taagnayd magaaladaas. Heshiiskan ayaa lagu saxiixay kulan ka dhacay xarunta maamulka Puntland ee Gaalkacyo, waxaana goobjoog ka ahaa RW Somalia Cumar C\/rashiid Cali, iyo qaar ka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/puntland.jpg?fit=300%2C200","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-67P","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23549"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23549\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23097"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}