{"id":23504,"date":"2015-11-28T15:29:22","date_gmt":"2015-11-28T15:29:22","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23504"},"modified":"2015-11-28T15:29:22","modified_gmt":"2015-11-28T15:29:22","slug":"magalada-gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaal-ka-qarxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/11\/28\/magalada-gaalkacyo-oo-mar-kale-dagaal-ka-qarxay\/","title":{"rendered":"Magalada Gaalkacyo oo Mar Kale Dagaal Ka Qarxay"},"content":{"rendered":"

\"Gaalkacyo\"<\/a>Dagaal u dhexeeye Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dib uga qarxay ayadoo la sheegey inuu geystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Ilaa iyo hada waxaa ku dhintey laba ruux dhaawacana ilaa iyo shan.<\/p>\n

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka billowday barta kala qaybsa labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo, waxaana dadku ay sheegayaan in dagaalkan uu yimid kaddib markii ciidammo ka tirsan kuwa Puntland ay gudaha u galeen suuqa kala qaybiya labada maamul si ay fariisimo uga sameystaan.<\/p>\n

Gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn looga maqlayaa rasaasta, sida ay ku soo warramayaan dadka ku sugan magaaladaas, inkastoo inta badan xaafadaha magaaladaas laga barakacay, iyadoo laga baqdin qabo inay dagaallo dhawacaan.<\/p>\n

Si kastaba arintu ha ahaatee dagaalkan dib u qarxay ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli ay uu shalay gaaray RW Somalia Cumar C\/rashiid iyo wafdi uu hoggaaminayo Garoowe si dagaalka loo qaboojiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Dagaal u dhexeeye Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dib uga qarxay ayadoo la sheegey inuu geystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Ilaa iyo hada waxaa ku dhintey laba ruux dhaawacana ilaa iyo shan. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka billowday barta kala qaybsa labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo, waxaana dadku ay sheegayaan in […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23505,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Gaalkacyo-1.jpg?fit=386%2C376","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-676","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23504"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23504"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23504\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23505"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}