{"id":23433,"date":"2015-11-22T14:15:57","date_gmt":"2015-11-22T14:15:57","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23433"},"modified":"2015-11-22T14:15:57","modified_gmt":"2015-11-22T14:15:57","slug":"dayaarado-habeenkii-xaley-duqeymo-ka-geystey-deegaanka-baladu-amiin-ee-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/11\/22\/dayaarado-habeenkii-xaley-duqeymo-ka-geystey-deegaanka-baladu-amiin-ee-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Dayaarado Habeenkii xaley Duqeymo Ka Geystey Deegaanka Baladu-amiin ee Gobolka Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"

\"diyaarad-milatry\"<\/a>Wararka inaga soo gaaraya laga Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Beledu-Amiin ee ka tirsan degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe la duqeeyay saldhig Xarakada Al-shabaab halkaa ku leeyihiin.<\/p>\n

Wararka ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal oo la Aaminsan yahay in ay leedahay Dowladda Mareykanka ay Dhowr Gantaal ku dhufteen meel duleedka ka ah deegaanka Beledu-Amiin oo ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n

Duqeynta ayaa la soo warinayaa in ay ku dhinteen 8 ilaa 10 ka mid ah Saraakiisha Al-shabaab sida Wararku ay sheegayaan,iyadoo ay jirto Dhaawac intaa ka badan oo Duqeyntu ay Sababtay.<\/p>\n

Deegaano u dhow dhow Beledu-Amiin ayaa laga maqlay duqeyntii xalay dhacday iyadoo dadka reer miyiga ay sheegeen in illaa saddex jeer duqeyntu ay dhacday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Wararka inaga soo gaaraya laga Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Beledu-Amiin ee ka tirsan degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe la duqeeyay saldhig Xarakada Al-shabaab halkaa ku leeyihiin. Wararka ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal oo la Aaminsan yahay in ay leedahay Dowladda Mareykanka ay Dhowr Gantaal ku dhufteen meel duleedka ka ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22855,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/diyaarad-milatry.jpg?fit=400%2C264","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-65X","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23433"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23433"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23433\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22855"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}