Hadaba Intaasi Balan Dulmi Ahaa Maxaa Hakiyey?<\/strong><\/p>\nSida caamka ah Shariif Sakiin oo aan u sameysneyn Hormarin Dal iyo Dadba gaar ahaan Beelaha D&M hormarkoodu uu u yahay Murug usoo korodhey ayaa waxaa uu Boobland kula soo heshiiyey xiligii Itoobiya Kaaraheeda doortey Odayaal iyo waxma-garatadooda wuxuuna Axmed Madoobe u sheegey in sedaxdiisa u madax banaantahay Dekada Kismaanyo $150.000 (boqol iyo kontonkun oo dollar) bishii aad iga siiso ,Axmed Madowe waxaa uu ka balan qaadey $80.000 bil walba maadama Nabar ku taagna uu kasaarey.<\/p>\n
Hadaba laba bilood keliya ayaa la siiyey Shariif Sakiin wixii ka danbeyeyna talefoon lagamaba qabanaynin.!
\nWuxuu in badan ku calaan caley Gaas oo heshiiska iskula jireen, isna waa la bixin iska xisaabso iintaasi uma dhaafi jirin.<\/p>\n
Sidoo kale Sakiin waxaad ogsoon tihiin qofka ugu diyaarad raacida badan inuu yahay waxaana sabab u ah in haddii uu arimo badan oo telefon lagu hagi karro ay jiraana uu diyaarad shaqsi keliya u qaato waa midee in badan ayaa telefon laga duubey mida kale maba jiro aduunkani qof uu aaminayo waayo isagaaba Aamiin ahayn qofkasta isaga ayuu ismooda waa Shariif Sakiine.<\/p>\n
Hadaba Shariif Sakiin siyaasadiisa guracan ayaa ah in meeshi uu lajiro misaan yeelanayso iyo raaracaynta sed daciifkii Boobland darteeda waxaa uu dhinac seexdey Maamulka Galmudug ee ay Damu Jadiid maalgashadeen wuxuna ka mid noqdey Asxaabta Xassan Garguurta.<\/p>\n
Waxaa xusid mudan shirarkii hiigsiga ee tirada badnaa ee maamul goboledyada iyo dowlada dhexe loo qabanayay marwalba waxaa uu ahaa Xasan ayaan ku raacsanahay xataa haddii wax aan dan u ahayn Xasan sheego.!<\/p>\n
Hadaba Mas\u2019uulka macna weyn ku lahayn muwadiniinta Soomaaliyeed ee keliya loo soo magacabey C\/rashiid Cali Sharmaarke wiilkiisa weeye waxaa keliya uu Baydhaba u yimid ayaa ah:
\nSHARIIF, HAA WAXAA KAAGA BAAHAN ILMO DARAOOD ISMACIIL XALINTAADANA WAXAAN U WADA NAHAY DIYAAR EE 4.5-TA HAWIYE KA KAC 18 GOBOL INALA QAAD JEEBKAAGA MUGIISANA SHEEGO!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.<\/p>\n
Isku soo wada duub Baafafka Xalwo Baydhaba Cunisteeda waxaa u weheliyey Balantii Hawiye u galney haka bixin
\nWaxaase Dadka Ka Harey Kuwa Dalkooda Iyo Dadkooda Lagu Gorgortama.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"
Iyadoo Soomaali-weyn ay ka dheregsan tahay sababta markale Cumar Cabdirashiid Ra\u2019iisul wasaare loogu magaacabey oo ahayd iibintii Badda Soomaaliyeed mas\u2019uulkii ugu sareeyay ee fududeeyey, uuna ku weheliyey Shariif Sakiin iyo caadaqaatayaal farabadan oo taariikhda xusi doonto sida Madaxweyne Beeleedka Puntland oo aanan kala saari karin hantida dalka iyo dadkaba ka dhexeyse iyo Nacaybka uu u […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23424,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[5,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/Xalweyste-iyo-Sakiin.jpg?fit=438%2C241","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-65N","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23423"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23423"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23423\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23424"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23423"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23423"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23423"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}