{"id":23385,"date":"2015-11-17T12:21:54","date_gmt":"2015-11-17T12:21:54","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=23385"},"modified":"2015-11-17T12:21:54","modified_gmt":"2015-11-17T12:21:54","slug":"tacsi-inaalilaahi-wa-inaa-ileyhi-raajicuun-wariye-axmed-xasan-cowke-oo-xaley-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/11\/17\/tacsi-inaalilaahi-wa-inaa-ileyhi-raajicuun-wariye-axmed-xasan-cowke-oo-xaley-geeryoodey\/","title":{"rendered":"Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Wariye Axmed Xasan Cowke oo Xaley Geeryoodey"},"content":{"rendered":"

\"cowke\"<\/a>Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke ayaa aroornimadii saaka ku geeryoodey magaalada Jigjiga ee xarunta DDS Itoobiya.<\/p>\n

Marxuum Axmed Xasan Cawke waxaa lagu soo booday xalay 1:30 habeennimo, isagoo aan wax xanuun ah qabin, waxaana la dhigay isbtaalka Jigjiga halkaasoo oo uu ku geeryoodey. Wuxuuna ahaa suxufi ruug-caddaa ah oo saxaafadda si aad ah u yaqaannay.<\/p>\n

Axmed Xasan Cawke wuxuu ifka uga tagay lix carruur ah, kuwaasoo saddex ka mid ah ay u dhashay Sacdiyo Cabdullaahi Salaad oo ahayd suxufiyad ay isla shaqeyn jireen muddo aad u fog, saddexda kalena waxaa u dhalay haween kale.<\/p>\n

Dhanka kale, marxuumka ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso Kala-bayr oo ah deegaan ku dhow Tog-wajaale oo uu ku dhashay, deegaankaasoo ay ku aasan yihiin qaar ka mid ah Waaliddiintii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke ayaa aroornimadii saaka ku geeryoodey magaalada Jigjiga ee xarunta DDS Itoobiya. Marxuum Axmed Xasan Cawke waxaa lagu soo booday xalay 1:30 habeennimo, isagoo aan wax xanuun ah qabin, waxaana la dhigay isbtaalka Jigjiga halkaasoo oo uu ku geeryoodey. Wuxuuna ahaa suxufi ruug-caddaa ah oo saxaafadda si aad ah […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23386,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/11\/cowke.jpg?fit=336%2C262","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-65b","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23385"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=23385"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/23385\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/23386"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=23385"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=23385"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=23385"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}