{"id":22825,"date":"2015-10-10T13:07:38","date_gmt":"2015-10-10T13:07:38","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22825"},"modified":"2015-10-10T13:07:38","modified_gmt":"2015-10-10T13:07:38","slug":"kulan-looga-hadlaayo-mooshinkii-laga-keeney-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-furmey-xarunta-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/10\/kulan-looga-hadlaayo-mooshinkii-laga-keeney-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-furmey-xarunta-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Kulan Looga Hadlaayo Mooshinkii laga Keeney Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Furmey xarunta Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"

\"breaking-n\"<\/a>Shirkii looga hadlayay mooshinkii Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud laga keenay ayaa goor-dhow ka furay Muqdisho, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu si rasmi ah u furay shirkan, isla markaana ka hadlay muhiimadda uu shirkan leeyahay.<\/p>\n

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka a ra\u2019iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah xildhibaannadii mooshinka keenay, iyadoo lagu wado in looga hadlo qodobbo ku jiray mooshinkan, lagana soo saaro war-murtiyeed.<\/p>\n

Ra\u2019iisul wasaare Somalia, Cumar C\/rashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa hadal uu ka jeediyay kulanka kaga cudur-daartay in shirka uu baaqday dartiis, isla markaana ay ahayd inuu horay u sii socdo, waxaana ra\u2019iisul wasaaraha wakiil uu ka ahaa dhanka madaxweynaha.<\/p>\n

Sidoo kale, waxaa kulankan furmay ka hadlay qaar ka mid ah xildhibaannadii ka keenay madaxweynaha mooshinka, iyagoo sheegay inay muhiim tahay in lasoo af-jaro mooshinka, waxayna sheegeen in mooshinkan uu muddo 50-maalmood ah dalka geliyay qalqal dhanka siyaasadda ah.<\/p>\n

Kulankan ayaa waxaa ka maqnaa inta badan xildhibaannadii ugu cad-caddaa kuwii mooshinka keenay, kuwaasoo horay u sheegay in aanay shirka ka qeyb galeyn, inta Guddoonka Baarlamaanka ku adkeysanayo in mooshinka la tuuray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Shirkii looga hadlayay mooshinkii Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud laga keenay ayaa goor-dhow ka furay Muqdisho, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu si rasmi ah u furay shirkan, isla markaana ka hadlay muhiimadda uu shirkan leeyahay. Kulankan ayaa waxaa goobjoog ka a ra\u2019iisul wasaaraha iyo qaar ka mid ah xildhibaannadii mooshinka keenay, iyadoo lagu wado […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22809,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/breaking-n.jpg?fit=300%2C219","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5W9","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22825"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22825"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22825\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}