{"id":22812,"date":"2015-10-08T23:29:21","date_gmt":"2015-10-08T23:29:21","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22812"},"modified":"2015-10-08T23:29:21","modified_gmt":"2015-10-08T23:29:21","slug":"raisul-wasaare-cumar-oo-magacaabey-xubnaha-golaha-madasha-wadatashiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/08\/raisul-wasaare-cumar-oo-magacaabey-xubnaha-golaha-madasha-wadatashiga\/","title":{"rendered":"Ra’isul Wasaare Cumar oo magacaabey xubnaha Golaha Madasha Wadatashiga."},"content":{"rendered":"

\"qwa\"<\/a>Cumar C\/rashiid Cali Sharmaake Ra\u2019iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabay howlwadeenada Madasha Golaha wada Tashiga Qaran kuwaasoo laga kala xulay Golaha wasiirada,Xafiisyada sedexda Mas’uul ee dalka ugu sareeya iyo maamul Goboleedyada hada jira.
\nGolahan oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxay kala yihiin:
\nXubnaha beesha Hawiye
\n1-C\/raxnmaan Maxamed Xuseen (Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka) \u2013 (HAWIYE)
\n2-Xuseen Yusuf Idow (Wasiirka Madaxtooyada Maamulka Galmudug) \u2013 (HAWIYE)
\n3-Maxamed Kenynan (Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya) (HAWIYE)
\n4-Xarbi Cali Kullane, (Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha) \u2013 (HABARGIDIR \u2013 HAWIYE).
\nXubnaha Digil iyo Mirifle
\n1-Xuseen Maxamuud Sh. Xusseen (Wasiirka Dastuurka) \u2013 ( DABARRE \u2013 DIGIL IYO MIRIFLE)
\n2-Maxamed Cabdullahi Mursal (Wasiirka Madaxtooyada Koofur Galbeed) \u2013 (DIGIL IYO MIRIFLE)
\n3-Maxamed Cumar Maxamuud, (Xafiiska Gudoomiyaha baarlamaanka) \u2013 (DIGIL IYO MIRIFLE)
\nXunaha Beesha Daarood
\n1-C\/llaahi Axmed Jaamac (Wasiirka Cadaaladda) \u2013 (DAAROOD)
\n2-C\/raxmaan Sheekh Axmed (Wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga Maamulka Puntland) \u2013 (DAAROOD)
\n3-Cabdi Cali Rage (la taliyaha Madaxweynaha Maamulka Jubbaland) -(DAAROOD)
\nXubin Beesha Direed
\n1-Maxamed Cabdi Xayir Maareeye( Wasiirka warfaafinta) \u2013 (ISAAQ \u2013 DIR)
\nXubin Beesha Shanaad
\n1- Sahra Cali Samatar: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka. \u2013 (BEESHA 5\u2019AAD)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Cumar C\/rashiid Cali Sharmaake Ra\u2019iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa magacaabay howlwadeenada Madasha Golaha wada Tashiga Qaran kuwaasoo laga kala xulay Golaha wasiirada,Xafiisyada sedexda Mas’uul ee dalka ugu sareeya iyo maamul Goboleedyada hada jira. Golahan oo ka kooban 12 Xubnood ayaa waxay kala yihiin: Xubnaha beesha Hawiye 1-C\/raxnmaan Maxamed Xuseen (Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka) \u2013 (HAWIYE) 2-Xuseen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22813,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/qwa.jpg?fit=660%2C440","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5VW","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22812"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22812"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22812\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22813"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}