{"id":22785,"date":"2015-10-07T00:30:38","date_gmt":"2015-10-07T00:30:38","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22785"},"modified":"2015-10-07T00:30:38","modified_gmt":"2015-10-07T00:30:38","slug":"daawo-ururka-gargaarka-iyo-horumarinta-rajo-oo-deeq-gaarsiiyey-ardeyda-degmada-wanleweyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/07\/daawo-ururka-gargaarka-iyo-horumarinta-rajo-oo-deeq-gaarsiiyey-ardeyda-degmada-wanleweyn\/","title":{"rendered":"Daawo Ururka Gargaarka iyo Horumarinta Rajo Oo Deeq Gaarsiiyey Ardeyda Degmada Wanleweyn"},"content":{"rendered":"

\"Rajo\"<\/a>Ururka Gargaarka iyo Horumarinta ee Rajo ayaa maalintii shaley oo taariiqdu aheyd 6-10-2016 waxaa uu deeq isugu jirto qalimaan iyo buugaag gaarsiiyey ardeyda wax ka barata iskuulaadka degmada walweyn oo ka kooban afar iskool oo kala ah:-<\/p>\n

1- Dugsiga Hoose Dhexe ee Iimaan Nawawi<\/p>\n

2- Dugsiga Hoose, Dhexe, Sare ee Ibnu Mubarak<\/p>\n

3- Dugsiga Hoose Dhexe ee isna loo yaqaan Dugsiga Sare<\/p>\n

4-\u00a0Dugsiga Hoose Dhexe ee Ludhfullaah<\/p>\n

Ururkan ayaa waxaa u istaagey dhalinyaro iskood isu abaabuley oo kasoo jeeda degmada wanlweyn oo ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka dib kolkii\u00a0ay arkeen dhibaatooyinka xad dhaafka ah\u00a0ee ka taagan \u00a0degmada wanleweyn wexeyna sheegeen in lagama maarmaan tahay in umada laga samata bixiyo dhinac walba maadaama in mudo ah ay ku habsatey dagaalo sokeeye.<\/p>\n

Ururka rajo ayaa isla maanta waxaa uu shahaado sharaf gudoonsiiyey maamulayaasha iskuulaadkaas ayagoo ku amaaney howsha ay isku xilsaareen oo ay shacabka degmada u hayaan maadaama aqoontu tahay iftiinka nolosha qof kastoo degmadaasi ku nool ay waajib tahay in wax la baro wexeyna u balan qaadeen in ay ka caawin doonan wax walboo iskuulaadka looga baahdo.<\/p>\n

[slideshow_deploy id=’22788′]<\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ururka Gargaarka iyo Horumarinta ee Rajo ayaa maalintii shaley oo taariiqdu aheyd 6-10-2016 waxaa uu deeq isugu jirto qalimaan iyo buugaag gaarsiiyey ardeyda wax ka barata iskuulaadka degmada walweyn oo ka kooban afar iskool oo kala ah:- 1- Dugsiga Hoose Dhexe ee Iimaan Nawawi 2- Dugsiga Hoose, Dhexe, Sare ee Ibnu Mubarak 3- Dugsiga Hoose […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22786,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Rajo.jpg?fit=429%2C393","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Vv","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22785"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22785"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22785\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22786"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}