{"id":22766,"date":"2015-10-06T02:15:28","date_gmt":"2015-10-06T02:15:28","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22766"},"modified":"2015-10-06T02:15:28","modified_gmt":"2015-10-06T02:15:28","slug":"daawo-gudoomiyaha-xisbiga-midnimo-qaran-oo-ka-hadley-xarigii-gardarada-ahaa-ee-loo-geystey-weriyeyaasha-universal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/06\/daawo-gudoomiyaha-xisbiga-midnimo-qaran-oo-ka-hadley-xarigii-gardarada-ahaa-ee-loo-geystey-weriyeyaasha-universal\/","title":{"rendered":"Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran oo Ka Hadley Xarigii Gardarada Ahaa ee Loo Geystey Weriyeyaasha Universal"},"content":{"rendered":"

\"badiyow\"<\/a>Gudoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran Pro c\/rahman macalin c\/llahi baadiyow oo la hadlayey waraabintha universal ayaa daaha ka qaadey waxa ay ku kacdey xukuuma in ay tahay qalad isla markaana ay meel kaga dhacdey shariciga suxuufioyiinta.<\/p>\n

Prof baadiyow ayaa sheegey in xiligii caburinta uu dhamaadey somaliya laga doonayo in ay hiigsado dimoqradiyad tiaam ah halka ay xukuumada sameyneyso dib u gurasho wuxuuna ku booriyey in sida ugu dhqsiyaha badan lagu soo daayo suxuufiyiinta sida sharci darada ah ugu xiran dowlada.<\/p>\n

Wareysigii Pro c\/rahman macalin c\/llahi baadiyow oo dhan waaka ii nala daawada.<\/p>\n