{"id":22720,"date":"2015-10-03T13:19:06","date_gmt":"2015-10-03T13:19:06","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22720"},"modified":"2015-10-03T13:19:06","modified_gmt":"2015-10-03T13:19:06","slug":"ciidamo-ka-tirsan-alshabab-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-camaara-iyo-bacaad-weyn","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/03\/ciidamo-ka-tirsan-alshabab-oo-la-wareegey-gacan-ku-heynta-camaara-iyo-bacaad-weyn\/","title":{"rendered":"Ciidamo Ka Tirsan Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku heynta Camaara iyo Bacaad-weyn"},"content":{"rendered":"

\"\"<\/a>Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho Al-shabaab.<\/p>\n

Deegaanada ay Al-shabaab la wareegtay ayaa waxaa ka mid ah Camaara iyo Bacaad-weyn; iyadoo Mas\u2019uuliyiin Magacyadooda Qariyay ay u sheegeen Warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamka.<\/p>\n

Sidoo kale, wararka ayaa intaas ku daraya in deegaannadan aysan ku sugnayn ciidammo ka Tirsan kuwa Dowladda Somalia iyo maamulka ka jira Gobollada Dhexe ee Somalia, Mana jirin wax iska-horimaad ah oo ay la kulameen.<\/p>\n

Dhanka kale, Al-shabaab oo iyaduna ka hadashay qabsashada deegaanada ayaa xusay inay si Nabad-galyo ah kula Wareegeen Deegaannadaas, ayna iyagu Haatan si buuxda Gacanta ugu hayaan.<\/p>\n

Warbaahinta taageerta Al-shabaab oo soo Xiganayay Saraakiisha kooxda ayaa baahiyay in boqolaal ciidammo ah oo Al-shabaab ka tirsan ay Deegaannadaan la Wareegeen, wax iska-caabin ah oo ay la kulmeenna aysan jirin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Xoogagga Al-shabaab ayaa la Wareegay laba Deegaan oo ka Tirsan Gobolka Mudug ee Bartamaha Somalia, kuwaasoo ku dhow Degmada Xarar-dheere ee Gobolka Mudug oo ay Maamusho Al-shabaab. Deegaanada ay Al-shabaab la wareegtay ayaa waxaa ka mid ah Camaara iyo Bacaad-weyn; iyadoo Mas\u2019uuliyiin Magacyadooda Qariyay ay u sheegeen Warbaahinta Gudaha iyo kuwa Caalamka. Sidoo kale, wararka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22459,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/09\/12.jpg?fit=603%2C455","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Us","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22720"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22720"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22720\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22459"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}