{"id":22706,"date":"2015-10-02T12:55:41","date_gmt":"2015-10-02T12:55:41","guid":{"rendered":"http:\/\/daafeet.com\/?p=22706"},"modified":"2015-10-02T12:55:41","modified_gmt":"2015-10-02T12:55:41","slug":"reysulwasaaraha-dowlada-federalka-somlaiya-oo-kulan-la-qaatey-banki-moon","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.daafeet.com\/2015\/10\/02\/reysulwasaaraha-dowlada-federalka-somlaiya-oo-kulan-la-qaatey-banki-moon\/","title":{"rendered":"Reysulwasaaraha Dowlada Federalka Somlaiya oo Kulan La Qaatey Banki Moon"},"content":{"rendered":"

\"Sharmarke\"<\/a>Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmarke oo ka qeyb galaya shirka kala fadhiga Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xafiiskiisa ku booqday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki-moon.<\/p>\n

Ra\u2019iisal wasaaraha iyo Xoghaha guud ayaa ka wada xaajooday arimo la xiriira hormarkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya ay gaartay.<\/p>\n

Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa carabka ku dhuftey in Dowlada waajibaad uu ka saaran yahay iney ixtiraamto Laamaha Dowlada sharci dejinta iyo Fulinta.<\/p>\n

Sidoo kale,Wuxuu Cumar Cr\/rashiid u sheegay Banki Moon in Bulshada iyo dadka Talada ay ka go\u2019do lagala tashanayo sida ay noqon karto doorashada la filayo iney dalka ka dhacdo sanadka 2016-ka,inkastoo Dowlada horay u shaacisay inaanay qof iyo cod doorasho dalka ka dhici Karin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C\/rashiid Cali Sharmarke oo ka qeyb galaya shirka kala fadhiga Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xafiiskiisa ku booqday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki-moon. Ra\u2019iisal wasaaraha iyo Xoghaha guud ayaa ka wada xaajooday arimo la xiriira hormarkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya ay gaartay. Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa carabka ku dhuftey […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22707,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":false,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.daafeet.com\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/Sharmarke.jpg?fit=638%2C417","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p89N1L-5Ue","_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22706"}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22706"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22706\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/22707"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22706"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22706"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.daafeet.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22706"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}